04/03/2025
RAMADAAN KARIIM.
Wali admissionka waa furanyahay .
Ugu faaidaysa bisha Ramadan inaad baratid xirfad cusub oo Ka mid ardayda bishaan bilaawaya Barashada suuqyada caalamiga ah ee forex iyocryptocurrency.
01/03/2025
Full course about forex trading.
Bisha barakeysan awgeed bahda lidsan Skills waxaa bixineeysaa koorsiga forex kasoo ardayga ku baran dhamaan culuumta laxariirta suuqa forex .
01/03/2025
Ramadan kariim
bahda lidsan Skills waxeey idiinkugu bishaareyneysa dhalashada bisha barakeysan ee Ramadan .
Waxaan idiin leenahay nabada iyo barwaaqo ku sooma , soonkaan kiisa kalana caafimaad iyo cibaada suuban allah nagu gaarsiiya insha allah.
22/01/2025
Sidaan wada oganahay waxaa la filayaa in Donald Trump taageera siin doona suuqa cryptocurrency, iyadoo waliba dhawaan coin Trump ladhaha suuqa soo galay kaasoo suuqa saameyn iyo hadal ku yeeshay ku yeeshay .
Hadaba sanadkaan 2025 qof walba waxa uu raadinayaa meesha ugu dhow ee uu dhaqaala ka sameyn kara , marka lajooga suuqa cryptada marka laga imaada tradeka qof walba waxa uu raadinayaa coin mustaqbal leh oo uu maalgishada balse taas waxaa ka horeeysa aqoonta suuqa taasoo kaa caawineysa habkii aad ku xulan lahayd coin mustaqbal leh.
Hadaba lidsan Skills waxeey idiin diyaarisay koorsiga suuqa cryptocurrency kaas oo aad ku baran doontid :
>fundamental analysis
>technical analysis
>sida meme coinska looga trade gareeya.
>sida coinka loo baara .
> investment & trade
Adigoo heli doona casharo duuban iyo caawinaad buuxda insha allah.
21/01/2025
"Tradeka waa mid caqli ku salaysan ma,ahan mid adag ,
Kusoo biir suuqa sarifka calamiga ah ee forex oo ka faaidaysa fursadaha maalinlaha ah si aad u kobciso hantidaada."
18/01/2025
Dhawaan filo full course oo FOREX TRADING ah insha allah .
#
29/06/2024
si aad uheshid xoga dheeraad eh kusoo biir groupkeena telegramka 👇
https://t.me/+sQFAtI-PT7AwNGI0
Ama nagala soo xiriir whatsapp numberka 👇
http://wa.me/+252619737064