Musharax Madaxweyne Abdi Farax saacid Guuleyso
Taageerayaasha Xildhiban Sheikh abduqadir Ali Omar
Kusoo Dhawaawda Dhamaan Tageerayasha Xildhiban Abduqadir Ali Omar
11/03/2025
Ninkaan oo Galmudug wali u tagin ol-ole doorasho ayaaba hadda laga cabsanaaye, hadduu tago maxaa dhici karo?
Mahad Salad iyo Galmudug loo kala sheekeyn maayo.
20/02/2025
Waxaan cod dheer ku leeyahay Ra-iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, waa bad-baadiyihii dowladnimada Somaliyeed,waana musharax madaxwayne doorashada 2026.
Jaaliyada qiimaha badan ee rer Koofur Afrika waxan idinka codsanaya In aad si mug iyo miisaan leh usoo dhoweysaan Ra-iisul Wasaare H**e ahna Madaxwayne doone 2026 Mudane Maxamed Xuseen Rooble.
Nin waliba wuxuu galoo abaalgudkeeda leeyahay.
13/02/2025
Codsi: Reer Muqdishow Lacagtiinna Yaanan Mar Kale lagu Aflagaadeyn Xamar iyo Qaranka Soomaaliyeed!!
Hotel Elite-ka ma Xabashi iyo Shisheeye ayaa leh mise mid sheegato ah, oo nagu dhexdhuunta!
Macquul ma aha in calooshiis u shaqeystennimo la gasho inuu madalsiiyo haweeney caasi ah, oo Qaranimada Soomaaliya diidan, oo lasoo taagan Gooni-u-goosad, isaga oo iska indhotiraya rabitaanka reer Muqdisho ee ah joojinga xafladda!!
Reer Muqdisho oo ah dad dhiig leh, oo qaranka jecel, weligoodna difaaci jiray midnimada umadda, waa in aaney gelin xafladdaas, oo lacagtooda aan mar kale lagu caayin iyaga iyo qaranka, mar damabana wax ka cunun hotelkaas dhaqanka xun, oo ay qaadhacaan!
Teeda kale, caawa haddii uu ku adkeysto, hey’adaha kala duwan iyo Soomaaliba waa in ay wixii dhaco mas’uuliyadeeda ay ninkaas dusha ka saaraan!
Qarxii Shaamow waxey qaadern hees la dhaho Qeylo dhaan waawareey
Qurac jabay sidiisii qarankii ma u liicay aa ku jirtay heesta
Kii Zoobe anoo sugaaya alaab kasii shidan ay shib dhaheen
Farmaajo markii la iska dhiciyay ayay hadana sooqaadeen adeer qoriga ha iidhiibin
Hada saakayna wa kuwaan leh Hawiye birmade haday kuu baxsheen anagana baas abuur aa noo tahay
Majiro Madaxweyne kaga mowoqif adag arimaha Quseeya Masiirka umadda cida aan xasuusan dib ha u baarto taariikhada Kiiskii Badda halka uu ka istaagay iyo kii hada u danbeeyay ee xabshida
Diplomasiyada ma aha wax afar qof oo facebook joogta ay cabiri karaan waana tan maanta ay ku anbadeen dad badan yaan la dag dagin dalka loo baqin inta Madaxweyne xasan joogo.
24/12/2024
Warar aan helney ayaa Sheegaya In Wasiirka Arrimaha Dibada ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi uu diidey in hogaamiyo Wafdigii maanta aadey Itoobiya
Mudane Fiqi ayaa la sheegey in sababta uu u diidey tagista Itoobiya Xiligaan ay tahay in Itoobiya ay weli Faragelin ku heyso Soomaaliya islamarkaana Daacad ka ahayn heshiiskii Ankara
01/08/2024
Maanta oo kale 1dii Augusto 1996-dii AUN waxaa geeriyooday General Maxamed Faarax Caydiid oo ahaa Libaaxii Afrika.
General Caydiid wuxuu ahaa geesi Qaaradda Africa usoobaxay wuxuuna noqday nin Dunida hadal hayn badan kadhaliyey kadib markii laga guulaysan waayey si kasta oo layskugu dayey.
Ilaahay hasiiyo raxmadiisa iyo raali ahaanshihisa. Adinkuna usoo duceeya.
14/02/2024
REER CADAADO MANTA XULKA GALMUDUG WEY U HAGAR BAXEEN SIDIIRAN AYEY CADAADO UGU SOO DHAWEYEEN
16/08/2023
Beesha Bah-abgaal ee Reer Xaaji Saleebaan ee uu Hogaaminayo Xildhiban Abdulkadir Ali Omar aya Duledka Cadaado kuso bandhiga Ciidamo Farabadan oo eey Beesha Bah-abgaal ee leyihiin Xildhiban Abdulkadir Wadku Mahadsantahay Guul
20/07/2023
Hassan Salwo aya yiri markan lajogo Sheekh Abdulqadir Ali Omar wlhi waxan dareema nafis Sheekhu waxow kaga shekena masiirka Umada Somaliyeed & mida beesha Reer Xaaji saleebaan Sida loo hormarin karo xildhiban Abdulkadir waa Shaqsi daacad ah wlhi waa xildhibankega Saxda Ah Sidas waxa yiri Hassan Salwo?????
Click here to claim your Sponsored Listing.
