23/06/2023
Hambalyo ayaan Kuleenahay Ustaad Hon.Haji waamey Heerka labaad ee waxbarshada Aad ka gudubtay Guuleyso Macalin Haddaanahay Bahda Dugsiga Al-qimmah Sarta Dagoodiyaha Macalin Nuur waxaan kufaraxsanahay Guushaada Guuleysaan kuleenahay Ustaad .
Horay ugu Siisoco Odxooyinka badan ee kugeedamisan Wadooyinka Hiigsigaaga Fog
24/09/2022
Waxaa Isbuucaan Inoo Soo idlaaday Imtixaanka Bilaha 1aad Ee Ardayda Khamiis iyo Jumco Ee Dugsiga.
15/09/2022
Waxuu kaloo Maamulka Sare Qeybta Khamiis iyo Jumco Macalin shujaac Fanax kusoo kordhiyay Ardayda (Abaal marin sanadeed ) Waxaana Lagu qiimeeyay Isla sanadkii Tagay Kan Oo Gaba Gabadha Noo ah Waxaana Qiimeyntaan Kuguuleystay sanadkaan 2021_2022 (Reward for Part Time Students. Ardayga Lagu Magacaabo Muxisin Muqtaar
Muxsin Muqtaar Wuxuu kamid Noqday Arday Muteystay Mid Soo Buuxiyay Qodobooyinka
•••••••••••••••••••••••••••••••
Hoos kuxusan Wuxuuna Kumuteystay Inuu Noqdo Ardayga Ugu Fiicnaa Sanadkaan
1) Nadaafaddiisa Oo sidii larabay Uu Adkeeyay .
2. Akhlaaqdiisa Oo Noqotay 100%.
3 )Wuxuu Adkeeyay Imaashaha Wakhtiga Iskuulka .
4) Buugaagtiisa iyo Qalinkiisa uusan wax udhimin Heysashooda .
Ba Lagu Tanaandaa
Welcome With ✋ Open Hand's To Alqimmah Sarta dagoodiyaha Qeybta Khamiis Jumco For information
+252617388217 /+2526116505999/+252 617854169
09/09/2022
Hadiyadda Bilaha ee Ardayda Dugsiga Alqimmah Sarta dagoodiyaha waxaa bishaan Kuguuleystay ( Qeybta Wiilasha ) Ardayad kamid ah Ardayda Dugsiga (Part Time) Qadar Sahal Muxudiin
Qadar Sahal Muxudiin waxuu Noqday Ardayga ugu fiican Bishani Dugsiga Alqimmah Sarta dagoodiyaha Qeybta Khamiis iyo Jumco waxuuna ku mutaystay ilaalinta iyo kasoo bixidda waajibaadkii laga rabay oo ay kamid ahaa daruustii, Akhlaakhdii & Nadaafaddiisa Guud
Waxaana Hadiyadda gudoonsiiyay Maamulaha Dugsiga Alqimmah Sarta dagoodiyaha ahna mid kamid ah Macalimiinta Qeybta Khamiis iyo Jumco ahna Al-ustaad Shujaac Fanax
Rewards For Alqimmah Sarta dagoodiyaha #(Part Time) Student Will be Continuing
09/09/2022
Hadiyadda Bilaha ee Ardayda Dugsiga Alqimmah Sarta dagoodiyaha waxaa bishaan Kuguuleystay ( Qeybta Gabdhaha) Ardayad kamid ah Ardayda Dugsiga (Part Time) cabdinuur
Asmo waxa ay noqotay Ardayadii ugu fiicneed Bishani Dugsiga Alqimmah Sarta dagoodiyaha Qeybta Khamiis iyo Jumco waxayna ku mutaystay ilaalinta iyo kasoo bixidda waajibaadkii laga rabay oo ay kamid tahay daruustii, Akhlaakhdii & Nadaafaddeda Guud
Waxaana Hadiyadda gudoonsiiyay Maamulaha Dugsiga Alqimmah Sarta dagoodiyaha ahna mid kamid ah Macalimiinta Qeybta Khamiis iyo Jumco ahna Al-ustaad Shujaac Fanax
Rewards For Alqimmah Sarta dagoodiyaha #(Part Time) Student Will be Continuing
09/09/2022
Maamulka Qeybta Khamiis iyo Jumco Ee Dugsiga Alqimmah Sarta dagoodiyaha Al-austaad Shujaac Fanax Oo Maanta Furay Barnaamij Lamagac Baxay
(Dhiirogelin Bileed ) Ee uu Dugsiga Alqimmah Sarta dagoodiyaha Uu Joogeteyn doono Inshaa Allah Mana kukoobnaandoonto Islamaaanta.
Waxaana Maanta sirasmi ah udhaqangalay Barnaamij Joogto ahaandoono inshaa Allah.
09/07/2022
Eid Mubarak Dhammaan Bulsha weynta Soomaaliyeed Gaar Ahaan Bahda Waxbarashada Soomaaliyeed
07/07/2022
Madaxa Waxbarshada Dugsiga ahna Maamulka Qeybta Khamiis iyo Jumca Macalin .Mr. shujaac Bulshaawi OO Kulan Dhiirogelin Ardayda Xaqiijiyay
01/07/2022
Qaarkamid ah Ardayda Dugsiga Ayuu Agaasinka Waxbarashada Dugsiga KEDA Ladamaashaaday Maadaama Ay Maanta Ahayd Xuska Maalinka Xuriyadda Gobolada Woqooyi iyo Koonfur Ee Koowda Luulyo Soona Dhowdahay Ciidul Adxa Ayna galidoonaan Isbuuca Soo Aadan Fasax Kooban Farxadda Awgeed Ayuu Qaar kamid ah Ardayda Dugsigeena Alqimmah Sarta dagoodiyaha Macalin Nuur Kulan Sawir Jamac galay