Hufane Public Notary

Hufane Public Notary

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hufane Public Notary, Notary public, Mogadishu.

07/09/2025

Waxan haynaa dhul nus boos ah oo ku yaala sheekh maxamed nuur bukhaari mashidka agtiisa ah caburka nus booska waa 20X10-M qiimaha lagu rabo waa jaanis marka loo fiiriyo qiimaha dhulka meshaas $2500 (Laba kun iyo shan boqol oo dolar) israac waye lacagtaas cid kasta oo danaynaysa in sheekha la daristo wa ka fa,idaysan kartaa sharcigiisa wa isa saar sabarloogo orginal ah ayu wataa wax ka dhiman malahan

Naga so wac👉252615039989

FG: hal bil oo geela la cunaayo wa dagi karta kadib wa iska si gadi karta marka hilib geela so cunto mahadsanidiin

11/02/2024

Booskan wa fursad qaali ah waliba wa wakhti cayiman qofka iska iibinaya aya raba in uu ku dhoofo 2 week ayaana fursadan furantahay wixi ka dambeeya beec ma ahan

Ku dhufo link hoos ku qoran

👉 https://wa.link/a1n4i5

04/12/2022

TACSI انا لله و انا اليه راجعون

Waxan tacsida iyo muragada la qaybsaneynaa ka xafiis ahaan dhaman qoyska ey ka baxday HOOYO Ambaro Mohamed Yusuf oo Ku geryotay india oo cafimad ahan logu qaday dhawaan
Waxaan u tacsiyadeynaya wallkeen Axmed Abdi Hassan oo hayadiis ku geryotay

Dhaman qoyska rer abdi hassan sabir iyo imaan allah ka siiyo hooyo ambaro allow ku naxariiso qabrigana kuu nuuri

😢 😭

01/05/2022

waxan hambaliyo u diraynaa dhaman shaqaalaha soomaaliyeed oo manta Tr01/may/2022 oo ku beegan malinka shaqalaha aduunka waxaan xafiis ahan si gaar ah hampliyo u direynaa shaqalaha ka howl gala xafiiska Nootaayo Hufane Mogadishu oo ey ka howl galaan shaqalle howl kar ah waxan farxada ciida iyo mida 1 may idin la wadaageyna dhamantiin waxana rajayna fasax iyo damashadka ciida in si farxad ah ula so qadataan qosaskiina markale hapliyo malinka shaqalaha duunka oo ku beegan manta

23/08/2020

Tacsi

‏أنها لله وأنا إليه راجعون

waxa tacsi tiiranyo leh la qeybsanay geerida ku timid walken Ugaas Cabdi Nuur Cabdiqaadir oo shalay ku geryoday Magalada Muqdisho waxan lenahy Allah unaxariisto Qoyskii uu kabaxayna samir iyo Iiman kasiiyo Dhaman Ehel iyo qarabo Asgana Qabrigiisa Allah Unuuriyo Kitabkiisana Midigta Allah Kasiiyo Amiin Amiin

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu