03/05/2026
Championki wax maa Iska Bedelay mise waa sidiisi
Business &
Social Affairs
03/05/2026
Championki wax maa Iska Bedelay mise waa sidiisi
Qof Faro Fudud Huduu Ku Helo Saan Lee waaye😅😅
Joojiya qaadka Sida Dhulka Naloogu Jidaayo Waa U Jeedaane
22/04/2026
Chelsea Dulqadkii Awey
Mar dhow Iyo Xooga Dalka
21/04/2026
Ustaad Cabdi Nuur ayaa si adag u dhaliilay nidaamka qabiilka ee bulshada Soomaalida
isaga oo soo jeediyay aragti iyo Tusaale ku saabsan habka magta loo bixiyo
Ustaadku wuxuu sheegay in aysan cadaalad ahayn in mag laga bixiyo qof si ula kac ah u dilay qof kale, isagoo ku kalsoon in qabiilkiisu ka bixin doono. Sida uu tilmaamay, nidaamkan ayaa mararka qaar dhiirrigeliya falal xun, maadaama qofka dambiga gala uu dareemayo in cawaaqibta uu ka badbaadi karo
Ustaadka wuxuu bixiyay tusaale uu ku sheegay in haddii uu qof dameer dilo, lagu yiraahdo: “Adiga ayaa dilay, adigaa ka masuul ah, cid kula bixinaysa ma jirto
Laakiin marka ay timaaddo dilka qof bani’aadam ah, ayuu sheegay in isla markiiba qabiilku u istaago bixinta magta.
Arrintan ayuu ku tilmaamay mid abuureysa isbarbardhig yaab leh, taasoo keeni karta in qofku ka baqo waxyeellada xoolaha balse uusan si la mid ah uga cabsan dilka dadka, maadaama uu ogyahay in qabiilku garab istaagi doono.
Ugu dambayn, Ustaad Cabdi Nuur wuxuu muujiyay la yaab ku aaddan sida nidaamka qabiilka oo sida uu sheegay leh dhibaatooyin muuqda loogu daray qaab-dhismeedka siyaasadda
Sey Kula Tahay Adi
20/04/2026
Maxaa U dhiman
19/04/2026
Kuwaan meel uma socdaan
19/04/2026
Kobki Ugu Horeeyey Ee Horyaal ayaa lagu kala baxay
18/04/2026
3 Dhibcood Oo Kale
15/04/2026
Bayern xoogweynta championka 💪💪
Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed