30/06/2024
Xafiiska wararka Xiriir-State Media
Hoggaamiyaha Maamulka Xiriir-State Xurmadle Yusuf Warsame Sarcad ayaa hambalyo u diray ummadda soomaaliyeed munaasabadda xorriyadda iyo midowga soomaaliyeed ee 1 Luulyo 1960 - 2024
26/06/2024
Hambalyo maalmaha xorriyadda Soomaaliyeed 26 June, happy independence day congratulations
22/05/2024
Xafiiska wararka Bogga Rasmigaa Xirir State House of Somalia
Gaalkacyo May 22, 2024
Xoghaye: khadra Mohamed
Hoggaamiyaha Maamulka Xiriir-State Xurmadle Yusuf Warsame Sarcad oo beryaan booqasho ku joogay ayaa la kulmay qaybaha kala duwan ee bulshada Xiriir-State dalka Ingriiska
13/01/2024
Welcome xiriirland state of somalia
18/08/2023
Xafiiska wararka
Maamulka Xiriir-state
Khadka Dhibic August 18. 2023
Madaxweynaha Maamulka goboleedka Soomaaliyeed ee Xiriir-state xurmadle Yusuf Warsame Sarcad ayaa hambalyo iyo dhiiri galin u diray guddiyada gobollada Xiriir-state shaqada xoogga leh ee hayaan u diyaar garowga maalinta Xiriir-state August 27, 2023.
Madaxweynaha ayaa si khaas ah u xusay guddiga gobolka nugaal sida habsamida leh ee ay shaqada iyo kala dambaynta u wadaan.
Sidoo kale ayuu madaxweynahu u hambalyeeyay Gobolka Xiriir caasimadda Galdogob oo ah xuddunta Xiriir-state oo sannadkan la filayo inay si mug leh uga qabsoonto xafladda Xiriir-state insha Allah
Mahadsanidiin
20/04/2023
Dhammaan muslimiinta waxaan ugu hanbalyaynaynaa bilashada bisha shawaal.
Waxaan ilaahay ka baryaynaa inuu naga aqbalo soonka iyo salaadda.
Sanadkaan kiisa kale ku ciida nabad galyo, khayr iyo baraare.
كل عام وأنتم بخير.
16/08/2022
Maamulka Xiriir-state ee caasimadda gobolka xiriir ee Galdogob wuxuu soo bandhigayaa Fursado shaqo markii ugu horreysay.
La soco insha Allah
08/06/2022
Maamulka xariirland state waxay dadaal dheer kubixisay nabada gobolka mudug.
Maanta ayay shirkii ugu horeeyay ee nabadaynta beelaha walaalaha uga furmay magaalada bursalax.