Bogga Rasmigaa Xirir State House of Somalia

Bogga Rasmigaa Xirir State House of Somalia

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bogga Rasmigaa Xirir State House of Somalia, Government Organization, Mogadishu.

30/06/2024

Xafiiska wararka Xiriir-State Media
Hoggaamiyaha Maamulka Xiriir-State Xurmadle Yusuf Warsame Sarcad ayaa hambalyo u diray ummadda soomaaliyeed munaasabadda xorriyadda iyo midowga soomaaliyeed ee 1 Luulyo 1960 - 2024

26/06/2024

Hambalyo maalmaha xorriyadda Soomaaliyeed 26 June, happy independence day congratulations

16/06/2024
22/05/2024

Xafiiska wararka
Bogga Rasmigaa Xirir State House of Somalia
Gaalkacyo May 22, 2024
Khadra Dhibic
Hoggaamiyaha Maamulka Xiriir-State Xurmadle Yusuf Warsame Sarcad ayaa dhawaan la wadaagi doona warbixintii socdaalkiisii uu ku mareyey waddamada Europe iyo xog waraysigii iyo wada tashogii uu la yeeshay bulashada Xiriir-State ee waddamadaas

Photos from Bogga Rasmigaa Xirir State House of Somalia's post 22/05/2024

Xafiiska wararka Bogga Rasmigaa Xirir State House of Somalia
Gaalkacyo May 22, 2024
Xoghaye: khadra Mohamed

Hoggaamiyaha Maamulka Xiriir-State Xurmadle Yusuf Warsame Sarcad oo beryaan booqasho ku joogay ayaa la kulmay qaybaha kala duwan ee bulshada Xiriir-State dalka Ingriiska

13/01/2024

Welcome xiriirland state of somalia

18/08/2023

Xafiiska wararka
Maamulka Xiriir-state
Khadka Dhibic August 18. 2023
Madaxweynaha Maamulka goboleedka Soomaaliyeed ee Xiriir-state xurmadle Yusuf Warsame Sarcad ayaa hambalyo iyo dhiiri galin u diray guddiyada gobollada Xiriir-state shaqada xoogga leh ee hayaan u diyaar garowga maalinta Xiriir-state August 27, 2023.

Madaxweynaha ayaa si khaas ah u xusay guddiga gobolka nugaal sida habsamida leh ee ay shaqada iyo kala dambaynta u wadaan.
Sidoo kale ayuu madaxweynahu u hambalyeeyay Gobolka Xiriir caasimadda Galdogob oo ah xuddunta Xiriir-state oo sannadkan la filayo inay si mug leh uga qabsoonto xafladda Xiriir-state insha Allah

Mahadsanidiin

20/04/2023

Dhammaan muslimiinta waxaan ugu hanbalyaynaynaa bilashada bisha shawaal.

Waxaan ilaahay ka baryaynaa inuu naga aqbalo soonka iyo salaadda.

Sanadkaan kiisa kale ku ciida nabad galyo, khayr iyo baraare.

كل عام وأنتم بخير.

16/08/2022

Maamulka Xiriir-state ee caasimadda gobolka xiriir ee Galdogob wuxuu soo bandhigayaa Fursado shaqo markii ugu horreysay.
La soco insha Allah

Photos from Bogga Rasmigaa Xirir State House of Somalia's post 08/06/2022

Maamulka xariirland state waxay dadaal dheer kubixisay nabada gobolka mudug.
Maanta ayay shirkii ugu horeeyay ee nabadaynta beelaha walaalaha uga furmay magaalada bursalax.

31/05/2022
Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Mogadishu