Maxamed qorsheeye

Maxamed qorsheeye

Share

shactarada aduunka

Photos from Maxamed qorsheeye's post 27/08/2022

M,a hanbalyo alhana idinka dhiga kuwi gaara hadaf kooda

25/08/2022

Sheeg far qiga udhexeyo ashqaraar
ama kaag
an fariir

25/08/2022

Jumca wanaagsan
Haley soo duceeyo asxaabata qadka ayaa igaxune

20/08/2022

Tani waa murugu

20/08/2022
20/08/2022

Yaab badanaa

18/08/2022

انا لله وانا اليه راجعون
Allaha unaxariisto abwan maxamed Ibrahim Warsme hadraawi
Waxyaabaha aan ku xasuusan doona waxaa kamid ah maansadaan

Noloshu waa madawdahay
Marin seegan baa yaal
Mahadhooyin baa yaal
Iyo maado farabadan
Maya iyo mayaa taal
Maya iyo wir baa taal
Muruq iyo car baa taal
Mukur iyo qab baa yaal
Ismaroorin baa taal
Makri iyo dhac baa yaal
Mixnad iyo shil baa yaal
Makal iyo dil baa yaal
Mallaf iyo dulmaa yaal
Madfac iyo hub baa yaal
Dhagar iyo mir baa taal
Maryo dhiig leh baa yaal
Midib iyo xin baa yaal
Marre iyo fal baa yaal
Musuqmaasuq baa yaal
Marag beena baa yaal
Macsi iyo kufraa yaal
Dhir la muudsadaa taal
Shar la miisto baa yaal
: rabi janada hakawaraabiyo aan uwada ducayno abwaanka

16/08/2022

Jacaylku waa yaab leeyahay

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Yaqshiid
Mogadishu
MXDQ6925