Ahmed Nour Ali Baree

Ahmed Nour Ali Baree

Share

Hormurinta arrimaha bulshada sida :
Illalinta xuquqda iwm

03/03/2024

.
_______________________________________________

Nin Engineer oo Udhashay dalka Saudi 🇸🇦 Arabia Saaxiibkiis Ayaa waydiiyay Mushaarkaagu waa imisa ?, wuxuuna kujawaabay Alxamdulaah waa Mushaar igu filan oo aan ku qanacsanahay!..

Ninkii Saaxiibkiis Ahaa ayaa marlabaad waydiiyay Shaqada hadii lagaa Buriyo amse Oganization burburo imisa Ayaad kumoodi kartaa mushaarka Aad kaqaadato Oganization?.

Ninkii Engineer ahaa ayaa layaabay Saaxiibkiis waxaana usoobaxday in uusan mudo Saas Ufog uusan gaarsiin karin Dakhliga soogala Bishii ilaa Qorshe maaliyadeed malahane!!.
Wuxuuna Go,aansaday In uu shaqadii iskaga tago Mushaarka fiican Uu kaqaadan jiray Hasa yeeshee Uu samaysto Shaqo Cusub Amse Ganacsi Oo Uu isagu mulkiile kuu yahay❗.

Tusaale ahaan waad shaqaysaa Adigu Mushaarkaagu Waxa uu udhexeeyaa $300-600$, Hadaba maleedahay Qorshe maaliyadeed?. Ilaa institutions aad shaqayso waa Burburi karaa Amse waa Erin karaaye shaqadee❗.

Financial Plan: waa in uu kaduwanaadàa Sanooyinkii Horre. Muhiimada qoraalkayga ayaa ah Haku tashanin Shaqaalanimo kaliya Ee Qorshe kale Samayso Oo aad shaqaalenimo kaga maarmi karto marwalibo.
Q/W Ahmed Baynah Mohamed .

Photos from Ahmed Nour Ali Baree's post 01/03/2024
01/03/2024

Bartaydaan Waxaan dhawaan Bilaabi Doonaa Faalooyin Dhaqaale oo aan kaga Hadli Doono Insha Allha Dhaqaalaha Dalkeena Somalia 🇸🇴 Fadlan Adoo mahadsan , Page Ahmed Nour Ali Baree

29/02/2024
03/08/2022

Beerta raaxada

Photos from Ahmed Nour Ali Baree's post 11/02/2022

Madaxweeynaha doowlad goboleedka hirshabeele oo maanta kulan laqatay cuqaasha iyo wax garadka beesha ciise mudulood guul wacan ayaan urajeynayaan insha allh

23/01/2022

Asc habeen wanagsan umada soomaaliyeed dalka allha inoo hagaajiyo umada soomaaliyeed abshirta alllha waa fajiyo

04/01/2022



Dalka allha inoo hagaajiyo soomaliyeey

29/12/2021

Dalkanaga siyaasadiisu waa sida aflaanta hindigaa oo kale
Maxaa kaga baxay waxa muqdisho kasocdo!!

29/12/2021

Asc duhur wangsan dhaan asxaabta

01/10/2021

Galab wanagsan asxaabeey
Degmada guraceel ee gobolka gal gaduud ayaa waxaa lagu soo waramayaa iney lawareegeen maamulkii ehlu suna

Hadaba maxay uga dhigantahay soolaabashada ehelu suna mar labaad ay kusoo laabtaan gobolada dhehe gaar ahaan gal gaduud

wanagsan mudanayaal iyo marwooyin

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Banaadir
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 14:30
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00