Hanad Karaama

Hanad Karaama

Share

Dalkeeyga iyo Dadkeeyga.🇸🇴.

19/03/2026

Assalaamu Caleykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuh.

Ciid Wanaagsan Guud ahaan Dadkeeygga Soomaaliyeed Meelkasta oo aad aduunka ka joogtaan, Alle si wadajir ah hanooga wada aqbalo Cibaadadii aan sameenay Bisha Barakeeysan ee Ramadaan,

Alla-na hanaga dhigo kuwii is cafiya oo is caawiya, Ciid Mubaarak Walaalayaal, Ciidul Fidri.

Mahadsanidiin.

15/03/2026

BISMILAAH” Maadaama lagu jiro maalmihii ugu kheyrka badnaa Bisha Barakeysan ee Ramadaan, waa inaa dadkeena Soomaaliyeed ee danyarta ah u Naxariisanaa oo aan laba jibaarna sadaqada.

Si gaar ah dadka ganacsatada ah waxaa saaran Masuuliyad, Fadlan aan u dhib yareeno dadkeena, Si guudna aan is cafino anaga dhan, si Alle dalkeena ugu soo dabaalo Nabad iyo Barwaaqo Waarta.

16/02/2026

May Allah bring us peace in the month of Ramadan, and make us among those who benefit from it.

19/07/2025

SSC Khaatumo &Maakhir Markii la dhameeyo Dhismahooda Maamulkee ku xiga?

13/07/2025

Maareyaha Guud ee Wakaaladda Horumarinta Wakaaladda Dhismaha Soomaliyeed Mudan Adeer Ali Mohamed Mohamud (Ali Joqombe) ayaan galabta Kulanay, wuxuu ahaa Kulan qiima badan.

13/07/2025

Maamulka Sool/Sanaag waa dhismay, Guul Dadka Soomaliyeed.

12/07/2025

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Waqooyi Bari Soomaaliye Danjire Jamaal Maxamed Xasan.

Guuleeyso saaxiibkeey.

10/07/2025

Waxaan Hambalyeenayaa Saaxiibkeey Mr Abdirashiid Maxamed Abukar iyo Marwadiisa Hani Abdikariin Ali oo igu wada Casuumay Maalinkan Arooskooda.

Hambalyo Walaalayaal, Guur Barwaaqo leh Insha Allaah.

12/04/2025

Waa Taariikh Cusub, 12, Apriil, 2025, 🇸🇴

12/04/2025

Hambalyo Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Munaasibadda 12-Ka Apriil, la aantiin Dowladnimo ma jireen.

Hambalyo.

05/04/2025

INAAL ILAAHI WAA INAA ILEEHI RAAJUCUUN.

Allahaa u Naxariisto Saaxiibkeey Korneyl Nur Farey Gabow oo ahaa Taliyihii Guutada 14-Ka Octobar oo Hada laso wariyay geeridiisa.

Nuur Fareey waxa uu kamid ahaa Saraakiisha Dhalinyarada ee ugu Firficoon Ciidanka Xoogga.

Ilaahoow u Naxariisto. ‎اِنّا لِلّهِ وَاِنّا اِلَيْهِ رَاجِعُوْن

30/03/2025

Ciid Mubaarak Guud ahaan Umadda Soomaaliyeed.

تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadishu