Mohamed daud

Mohamed daud

Share

waxaan ahay arday political science ah oo xiiseeya Geopolitics securitystudies international relation

27/02/2026
22/02/2026

Ku soo dhowaada boggayga rasmiga ah – Geopolitics & Security Analysis
Anigu waxaan ahay Mohamed Daud, arday Political Science ah oo si qoto dheer u xiiseeya:
▪️ Siyaasadda Gudaha & Dibadda
▪️ Geopolitics-ka Geeska Afrika
▪️ Security Studies & Strategy
▪️ International Relations
Boggan wuxuu noqon doonaa madal falanqeyn, aragti cilmiyeed iyo dood ku saabsan:
🔎 Awoodda dawladaha
🛡 Amniga Qaranka
🌐 Loolanka Caalamiga ah
📊 Istaraatiijiyadda iyo Saadka (Logistics & Supply Chains)
Ujeedkaygu waa in aan si miyir leh u falanqeeyo dhacdooyinka, ugana hadlo xaqiiqo ku saleysan cilmi iyo istaraatiijiyad.
Haddii aad xiiseyneyso fahamka siyaasadda iyo amniga casriga ah — Follow & Share si aad uga mid noqoto bulshada fikirka leh.
📌 Aragtidaadu waa muhiim. Maxaad rabtaa in falanqeynta ugu horreysa aan kaga hadlo?

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Public Figure
Mogadishu