Winners of CAF
Senegal 🎉🎊🍾
Aayatiin Media
Aayatiin Media Waa ka run sheega Wararka Sugan Ee ku aadan Dadka Iyo Dalka Arimihiisa xaga siyaasada iyo arimaha bulshadaba .
this pages helping Somali community to discussion socially and politically issue
08/02/2021
08/02/2021
Muqdisho Warkii h**e ee Afar Xaasle War Soo Dhaaf Nin Saddex Xaas oo uu Qabo Guri Wada Dajiyay Xasan Malabsade oo ku nool magaaladda Muqdisho ayaa waxa u halmeel wada dajiyay Saddex xaas oo ah Marwooyinkiisa. Hoos ka Daawo Fah faahin
23/01/2021
Waxa aan maanta qabsoomay shir weynaha Qaran ee 'Wadatashiga Qiimeynta Khataraha Lacag-dhaqida iyo Maaligilinta Argagixisada ee Soomaaliya' oo lagu soo bandhigay Warbixin daraasadeedka dhaqaalaha.
Warbixintan ay soo diyaarisay Xarunta waxa ay diiradda saartay guud ahaan dhaqaalaha dalka, gaar ahaan ka hortaga lacag dhaqidda iyo la-dagaalanka maalgelinta argagixisada.
Waxa daahfuray
R.wasaare ku xigeenka Xukumadda Mahdi M. Gulaid iyo
21/01/2021
Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa xayiraadii ka qaaday dalal Muslimiin ah oo ay Soomaaliya ku jirto oo ay horay xayiraad u saarneed .
05/01/2021
VEGEWASH
waxay ka Dhaqdaa Qudaarta Sunta Lagu Beero & Cudurada Ka Soo Raaca Gacmaha Dadka! Fiirso warbixinta maadada iyo sida loo isticmaalo!
Kala xiriir
TEL: 654747
26/12/2020
WARDAGDAGA !!!!!!!!
Shacabka puntland ayaa galabta waxay aad u laga cabanayaan in madaxda puntland iyo shirkadihii ay dhuunta qabteen dhaqdhaqaaqi khidmada yar Ee bulshada dhexmarayey iyado shacabku aysan marki h**e adeega sahal la xanibay oo hadana shillin soomaalgina aysan bulshadu qaadashadeeda ay diiden
Galabta oo sabti ahna adeegi WAAFI isna la xanibay
Oo 1dolar iyo wax ka yar aan laga diri karin
Hadaba bulshada Maxa u talo ah
20/12/2020
Sawiradi Shirkii ku qabsoomay D.Jabuuti Ee Ururka IGAD
20/12/2020
HAMBALYEYN
Waxaan Booliska Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa sanad guurada 77aad ee markii la aasaasay. Boolisku waa kuwa hadh iyo habeen u taagan xaqiijinta amniga Qaranka waxayna nagu leeyihiin xushmo iyo garab joogsi.
Bahda booliska iyo qoysaskooda waxaan u rajeynayaa badqab iyo horumar joogto ah.
MADAXWAYNAHA MAANMUL GOBOLEEDKA PUNTLAND MUDANE SICIID ABDULAHI DANI AYAA KU SO DHAWEEYEY RA,IISUL WASAARAHA SOOMAALIYA MUDANE MAXAMED XUSEEN ROOBLE MAGAALADA GAROWE MAANTAY
QODOBADA SHIRKA DIB AYAAN INIIGA SO GUDBINAYNAA INSHA ALLAH LASOCOD WANAAGSAN
07/12/2020
MAANTA IYO SICIRKA PUNTLAND
SAAKA SARIFKA LACAGTA DOLAR KA $1 GACANTA H**E AH WA 35 SHILLIN
HALKA GACANKA DANBE TAHAY 34 SHILIN
HADABA XABADI ROOTIGA AHAYD EE SHALAY $0.1 AHAYD MAANTA WA ISLA $ 0.1 KII HADABA MAXA IS BADALAY
SHACABKU WAXAY U BAAHAN YIHIIN ISBADAL KA WAYN SICIRKA LACAGTA EE GAARSIISAN ILA MACIISHADA
PUNTLAND WAXAY U BAHAN YAHAY
MADAX ARAGTI FOG OO U NAXAYA SHACABKA EE ANAN EEGAYN JEEBKOODA
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu
