Geesiyadda xoogga

Geesiyadda xoogga

Share

waxad ka heleysaa macluumad walba oo ku saabsan ciidanka xogga dalka

01/07/2020

Ciidanka Kumaandooska ee Danab Gacan Waxay Ku Difaacaan Dalka Gacanna Dalka ayay Ku Dhisayaan.

Fadlan Muwadin Dhiiri-Galin Ciidankada Si ay u Laba,jibaraan Shaqada ay Qaranka u Hayaan.

Photos from Geesiyadda xoogga's post 01/07/2020

Garab Sii Kuwa Aad Ku Seexato! Waxaa Ay Ku Qanacsan Yihiin In Ay Dartiin U Rafaadaan, Naftoodana H Huraan.

Dhiira,gali Ciidankada Si ay u Difacaan Naftada iyo Maalkada.

01/07/2020

Rag Tashaday baa calankii difaacaye
Rabow lagarab galπŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄
Xoogga dalka Commandos DANAB
Dheh muwaadin Calankisa jecel.

01/07/2020

Cadowgu waxa uu ka naxaaa aragoodu iskaba daa in uu gurigaadu soo hunguriyeeyo.

Ama Geeri Ama Guusha Nololeed waxaa lagu yaqaanaa libaaxyadii geska Afrika.

01/07/2020

Maryan Siid,cali Shariif iyo Khadar ibraahim keeyow

01/07/2020

Madaxweyne , Gudomiye , Fanaan , macalin,
Arday , askari , Hoyo , abe , walal , shacab
Dhamaan Maalmaha Xuriyada Sifican Ayay ugu Dabaal,dageyn 1luulyo

01/07/2020

1-da Luuliyo Shacabkii iyo Ciidankii ayaa si fiican u Wada Dabaal,dagay
Guul xooga dalka

29/06/2020

Qaranimo Iyo Quwad Xoog Badan Ayow Qorshuhu Yahay.

Somali National Army - 26ka Jun

Photos from Geesiyadda xoogga's post 27/06/2020

waa askari la tirsan XOOGGA DALKA
Wuxu habeen iyo maalin Usoo jedaa sidii Umada somaliyed si nabad ah ay ugu sexan lahayen

Wuxuna wacad ku maray in cagta uu marin doono wax walbo oo nabada u diidan umada somaliyed

HADAD TAGERSAN TAHAY XOOGA DALKA

Photos from Geesiyadda xoogga's post 27/06/2020

Ciidanka Kumaandooska ee Danab iyo Gorgor ayaa Waxay Cadowga UGUS Kasifeeyeen Tuuloyinka Kala ah

1-Janay Cabdala 2-Helshid 3-Moyonde 4-Handarafe 5-Garas Baciid

Sido Kale Maleshiyaadka naf lacaariga ee UGUS ayaa iskaga Cararay Tuulooyinkaas Sida Cadada u eheed Ciidanka Kumaandooska Waxay Mar Walbo u Taganyihiin Difaaca Dalka.

27/06/2020

Waa Askari Katirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Ku Jiro Jiida H**e ee Dagaalka.

SHARE DHEH muwadin hadad tagersan thy CIIDANKA XOOGGA DALKA

Photos from Geesiyadda xoogga's post 27/06/2020

Wafdi Uu Hogaaminaayo Taliyaha Qeybta 60-aad C.X.D.S Ayna Qeyb ka Yihiin Qaar kamid Ah Wasiradaha Maamulka KGS ayaa Gaareen Xarada Ee Lagu Tababaro Ciidamada Soomaaliyeed Balidoogle

waxaana Goobtaasi Kusugnaa Soo Dhaweynta Taliyaha Qeybta iyo Wafdigiisa Qaar Kamid Ah Cutubyo Katirsan Kumaandooska Soomaaliyeed.

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu