15/06/2024
Abdulkadir Abdullaahi Mohamed
Member Of Galmudug State Pirliment! Daadir Dhakow
15/06/2024
14/12/2023
Wacaneey Abaayooy
Wadankii Aynu Aadnee
Waraqyada Lajiidiyo
Wacanoow Mayeeraan
Wadnihii Xeraaliyo
Wadada Huurshe Loo Maro
Waa Meel Dalxiis lehoo
Doogiyo Barwaaqada
Durdurka Iyo Kaymaha
Dareemadiyo ubixii
Caleemaha Dushoodaa
Daawashada Ku Wacanaa
Daal iyo Haraad maleh
Dabayl iyo kulayl Maleh
Daadkiyo Xareedaad
Ku Dabaalaneysaa
Danbarka iyo dhaydaad
Ka Durduuraneysaa.
20/04/2023
Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu
