Elmeygag Online

Elmeygag Online

Share

Elmeygag Galgadud Somalia

10/09/2024

Itoobiya 95% ardayda fasalk 12 ayaa Imtixaanka ku dhacay!

Wasaaradda waxbarashada Itoobiya ayaa ku dhawaaqday natiijada imtixaankii fasalka 12-aad ee guud ahaan dalkaas, iyadoo sheegtay in 5.4% ay baaseen heerka ugu hooseeya 50%.

684,405 arday oo imtixaanka u fariistay, 36,409 ka mid ah ayaa ku baasaay Ixtiraanka oo jaamacadaha gali kara hada.

Sannadkii h**e, ku dhawaad ​​97% ardaydu waxay ku guuldaraysteen inay ka gudbaan buundada ugu hoosaysa ee 50%.

845,000 oo arday oo imtixaanka u fadhiistay, 27,267 (3.2%) oo kaliya ayaa helay dhibco ay ku baasaan 50%.

Quburada ayaa sheegay in dowladu si kas ah ardayda ugu rido Imtixaanka maadaama aan shaqo loo hayn.

09/09/2024

Hambalyo degmada Daarusalaam👏

Photos from Elmeygag Online's post 29/10/2023

Deeganka Ceelmeygag ayaa sakey Roobsadey Alxamdillah Waa ilaahey Nimcadiza iyo barwaqadisa Masha alllah .

Elmeygag Online

28/10/2023
23/10/2023

shirkada 1xpet waxey idin keentey promo code cusub Hadu vpn Xitaa ku daarneyn Waa ku shaqeyna 1xpet Hada Sameyso Oo kafaideyso Promo code Cusub ( VPNMB )

19/10/2023

Ma saarni firaashkii geerida
Ee waxaan saranahay firaashkii
Shahiidnimada🇦🇪🤍

Saaxibka xaqa ah ma geeryooda
Wuxuu aada daarta farxada aniga 🇦🇪🥲
Waxaan ahay gabar falastiin ah aniga
Waxan ahay ubixii baladkaayga aniga
Waan nacladay dalimiinta 🇮🇱🇬🇧🇪🇺
Aniga geerideyda waa dhalashaydayda
Hooyaday iyo abahay iyo wllkey way iga
Hormareen geerida 🥲😭
Waxay ii ahayen sida qalcad oo kale wayna
I ilaalin jiren waan u xiisay aniga 😭🙆
Inaan la kulma nuurkii indhahayga sugaa
Guri ayaa jannada nooga ahaaday aniga iyo qoskeyga🤍🖤

18/10/2023

Madaxweynaha Iiran Ibrahim Raisi, ayaa ku goodiyay "aargudasho daran oo ay dunida Islaamka ka aargudan doonto dambiyada lagu la kacay Falastiin iyo Qaza" ka dib duqeyntii ay xalay diyaaradaha Israa’iil ka geysteen Isbitaalka Al-Ahli, taas oo ay ku dileen boqolaal Falastiiniyiin ah.

Wuxuu sheegay in tani ay bilow u noqon doonto dhammaadka Sahyuuniyadda, wuxuu hadalkan ka sheegay isku soo bax ballaaran oo ka dhacay magaalada Tehran, kaas oo lagu garab istaagayay Falastiin.

12/10/2023

Beesha Bisin Samadoor ee Duduble oo taageertay dagaalka Dowladda ee ka dhanka ah AS.

Elmeygag Online

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00