Liban jim'ale

Liban jim'ale

Share

halkan ayaad igala jaan-qaadi kartaan

16/02/2026
17/12/2025

Ololeeye:

“Haddii aad i doorataan waad ila xisaabtami kartaan, xilka iga qaadi kartaan, oo marki aad doontaan ii yeeran kartaan.

Hada waxaan idinku xukumaa wareegto guddoomiye, ra’isul wasaare ama madaxweyne; oo qofna ilama xisaabtami karo aanan aheyn ninka xilka ii dhiibay. Marka codkiinna ku ciil baxa oo i doorta.”

Garab rarato biilka la dagaalamaya:

“Mar haddi aad xisaab la’aan xil ku heysatid, maxaad u doonanee xisaab iyo rafaad?
Waxa aad horay usoo qaban waysay, ee aad hadda qabaneyso maxay yihiin?”

Su’aalaha badan aaminaada ayey dhaawacaan, marka noo codeeya.

23/04/2025

Hana qaadka waxaan ku billownaa dhaqamo qallafsan sida: “bax dheh, ku dhufo, iska celi, qaniin, hoo kabtan ku dhufo” iyo kuwa kale.

Waxaan u joogteynaa ciqaabta, canaan aan loo meel dayin ayaan kala dul dhacnaa kolka khalad ka dhaco mama’ ama kas.

Beenta waan ku sasabnaa, haddi ay wax naga codsadaan, waxaan u sameynaa balan qaad mana u fulino,

Hadana, waxaan naawileynaa ilmo akhlaaq wanaagsan, naxariis badan, runta ku suntan, hab-dhaqanka wanaagsanina uu caado u yahay.

Halkee ayuu ka soo baranayaa dhaqankaas,mise ku soo barbaarinay?

Liban jim'ale

02/04/2025

Beeraha khudaarta ee degmada afgooye.

16/02/2025

Caqliyadu waa seddax:

1) kuwa ka faalooda aragtiyada isla markaana ku howlan xal u raadinta mashaakil taagan.

2) kuwa dhacdooyinka faaqida, juhdiga ugu badanna ku bixiya qaadaa-dhigga dhacdo maalmeedka.

3) kuwa ku foogan dadka, caqliyo quuta daba gurida ficillaada dadka isla markaana aan ka daalin far-muqa.

🧠 Najiib maxfuud.

Liban jim'ale

02/11/2024

Have a good day G-z🔥

19/08/2024

World photography day 🔥

07/07/2024

Hammi sare, Howl-kar-nimo, diirad joogta ah iyo la joogga saaxiibo wanaagsan. Waa afarta rukni ee loo shardiyo xaqiijinta yoolasha, marka laga soo tago tala saarashada Alle iyo baarri-nimada.

23/06/2024

Propoganda-da xijaabka iyo asturnaanta.

24/11/2023

“Haddii ay xaaladu kugu adkaato xusuuso in filkaada qaarkood ku riyoonayaan waxa aad heysatid”

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Warshadaha
Mogadishu
252