Jumo kariim
Mohamed O. Jabra
Halkaan waxaa idinku soo Gudbin Doonaa Warxbino la Xariira Arimaha Bulshadda, caafimaadka iyo siyaasa
Tasbiixda iyo xuska Allah oo la badiyo. || Sheikh Mustafa
Hello
Daawo hadaa qusli weydo dhaqtar aad 😀😀
08/03/2021
Disability is not inability.
Mahad Abshir Cumar oo qabo baahiyaha gaarka ayaa Somaliya ugu qeeb gali doona isreebreebka koobka aduunka ee ciyaarta Shot put.
Waa ciyaar lagu tartamaayo dhagax misaan culus.
06/03/2021
Af daboolan waa dahab
Corona
21/12/2020
Ardayda iyo Maamulka Kulliyadda Culuumta Caafimaadka ee Jaamacadda SIU ayaa munaasabad dhiirriggelin ah u sameeyay TARTAMAYAASHI kaalinta koowaad ka galay Toddobaadka Dhaqanka Jaamacadda SIU 2020 ee matalayey Kulliyadda Culuumta Caafimaadka.
19/12/2020
Madasha Jaamacadda SIU (SIU Forum) waxaa marti ku ah Guddoomiyihii h**e ee Golaha Shacabka JFS Hon. Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.
Madasha ayaa ku saabasan: Caqabadaha ka jira dhismaha iyo hanaqaadka dowladnimada Soomaaliya (Somali State Building Challenges).
Prof. Jawaari wuxuu leeyahay aqoon iyo khibrad dheer oo ku aaddan dowladnimada Soomaaliya, wuxuu qayb ka ahaa billowgii hanaqaadki dowladnimada Soomaaliya. Si gaar ah wuxuu kujiraa dadka bud-dhigeenka u ah Jamhuuriyadda Federaalka ah ee 2000 kasoo billaabatay magaalada Carta ee Dalka Jabbuuti.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
