Brig Gen fashaq

Brig Gen fashaq

Share

welcom somalia

10/04/2025

Sanadkii 2016 Bishaan oo kale 10/4/2016 oo ku Beegnayd Malin Axad 6:45 waxaa Garabkayga ka baxay qof wax kasta ii ahaa iyo , Waxay Bishaan ii tahay iiga Duwan kale ee caadiga Maalmaha ku jira , Waa maalmo iigu Astaysan Kali ahaanshaha nolasha, Iyo Dareemida Booska kaga jiro nolasha ,
Mohamed_Salaad_Rooble

wuxuu ii ahaa saaxiib dhab ah, wax badan iiga iftiimiyay nolsha aadanaha,

allaha kuu naxariisto sida aan dunida saaxiib ugu ahayn ayaan Beeraha janada saxiib ugu noqon doona insha alah,

Qabrikaga rabi kuu janee ,❤ samar iyo iimaan

waa

27/01/2025

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Geeridu waa xaq, waana kala xanuun badantahay. Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa aniga oo ku hadlaya magacayga iyo magaca ehelkeyga geerida ku timid Nabadoone Adeer FARAH ABDI WAARE oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Allaha u naxariisto, Janatul Firdowsana haka waraabiyo. Waxaan Ilaahay uga baryayaa in uu ehelka, qaraabada iyo qoyska reer Abdi waare dhammaanteen samir iyo iimaan allaha naga wada siiyo.

Xaqiiqdii waxaa naga baxay nabadoone kaalin weyn uga aadanaa xasilinta iyo nabad kuwada noolaansha reer Hiiraan iyo bulshooyinka deriska la ah.

Allloow ku naxariiso, waan ku tabi doonaa. Aamiin, Aamiin.

Photos from Brig Gen fashaq's post 11/04/2024

Eid Wanaagsan Sanado Badan Oo Caafimaad Leh

Photos from Brig Gen fashaq's post 20/12/2023

AllaH U Naxariisto maamii

02/10/2023

💎Ma jirto cid kuu jeclaanaysa sida hooyo mcn
Jacayl aan munaafaqnimo iyo xiiso toona lahayn.

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Jaalle Siyaad Road
Mogadishu