Nolasha waxa aan qorsheena
Nooma hagagaab bsl waxa uu allh qorsheeyo ayaa noo hagaago shara ama qeer
Waxaana nolaga bahan yahay in aan ku samirno kuna mahadnaqno
In aad go;aad samirto wee adagtay
Bsl muhiimada ayaa ah in aad noqoto ruux samir badan
Mahadsanid
Maxamed Axmed muxumad
political
23/07/2021
Waxaan Hanlayo Hawada umarinayaa arady soomaliyeed ee ku guulesatay imtixaanka dugsiga sare waxaan urajeenaa in ee dalkooda iyo daddkooda anfacidoonaa insha allh
22/06/2021
إنا لله وإنا إليه راجعون إنا لله وإنا إليه راجعون
Inaalilaahi waa inaa ilaheyi rajicuun Allaha Geeridu waa xaq Qof walbo waa dhimanaa Balse waa Kala xanuun badan tahay 😭😭
Geeri iga xanuun badan iigu naxdin badan ima soo Marin Allah u naxaristo 😭
Faaraxdiir Abdi Ali
Gudoomiyihii Dhalinyarada Gobolka hiiran oo Caawa kooxo hubeeysan ku dileen magaalda Baladweyne Gobolka hiiraan
Allah u naxariisto 😭😭
Qabrigiisana allaha ha u fududeeyo Janada allaha ka waraabiyo
kitaabkiisa gacanta midig Allaha ka siiyo janatul fardowso Allaha galiyo Amiin
Ehel iyo asxaab dhamaan Samir & Iimaan Allaha naga siiiyo aaamin
15/05/2021
Hambalyo hambalyo malinta dhalinyarada
26/10/2020
Asc dhamaan waxaan rabaa in aan umahad caleyo Dhalinyaradii iyo masuuliyiintii iyo cidwaliba oo kaalin kaqaadatay in ee iihergaliso halgan keeyga siyaasadee bls aana eheen waqti ee ku haboon tahay in ee dhalinyarad ee helaan cod hal iyo qof oo xalaala waan tan keentay in aan maanta heli waayay awoodii aan waxgu badali lahaa
Bls waxaan halkaas kasiiwadi doonaa halgankii siyaasadeed iyo caawinaadii Bulshada Baahiyaha gaarka qabto mahadsanid
01/09/2020
Hirshabeelle dhisitangeeda waxaa ku,heshiiyay laba gobala oo isku qanacsaneen waxaan
Hada laga shaqeey nayaa sidee ee gu Dumileheed waxaan ugu baaqayaa dhamaan
Siyaasiyiinta kasha qeeynayo in ee isku Diraan
Kana faa iideestaan Danaha siyaasadee ee Gaaraka uleeyihiin in eena waxaba ka Faa,iideenin bls ee isku tashtaan labada gobala ee wall laha kasoo jeedo maamulaka Hirshabeelle ee waxaan leeyahay
Ul iyo diirgeed ayaa tihiin dhista maamul kaan aad leedihiin
Mahadsanid
01/09/2020
Hon maxamed axmed muxumad
Waxaan soo dhaweeynayaa
Go,aanka wanaagasan ee qaateen odayaasha
Dhaqanka gobalaka Hiiran waxaan kula talin
Lahaa in ee ka,shaqeyaan Hormarinta iyo dhisita doowlad gobaleed Hirshabeelle lagu wada qanacsanyahay dhamaan qabiilada d**o
Doowlad gobaleedka hirshabeelle
Waxaan leeyahay hada mataagno xili ee diidaan jiritaanka doowlad gobaleedka hirshabeelle
Bls waxa ee taagan tahay xiligii ee siyaasiyiinta
Ree hiiraan oo kumatalo jiritaankooda iyo xuquuda kamaqan ee usoo dhicin lahaa in ee soo xulaan si,looga baxo xaladaad cagiran hada
Eena kawada tashtaan siyaasiga Danta gaarka wato bls ee soo xulaan siyaasi kasha qeeyo danta guud
Mahadsanid
26/08/2020
Hon maxamed axmed muxumad
Waxaan ku faraxsanahay in doorosho lagu wada qanac sanahay in ee kadhicidoonto maamul gobaleedka hirshabeelle
waxaan ugu baaqayaa
Oodayaasha dhaqanka in ee soo xulaan
Dhalinyaro xilibaano ah oo ka samata bixinkaro dhibka haysto maamul gobaleedka hirshabeelle,
Waxaan rajeenayaa in ee usoo bixidoonaan
Doowlad gobaleedka hirshabeelle dhilinyaro
Xillibaana ah oo Keeno isbadal siyaasadee
Kaasoo kudhisan cadaalad sinaan wada tashi
Mahadsanid
17/08/2020
Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed hal-dooradii ku dhintay qaraxii shalay ka dhacay xeebta Liido.
Waxaan ilaahay ka barayayaa in uu naxariistiisa janno ka waraabiyo, ehelladii iyo qarabadii ay ka baxeenna samir iyo iimaan allaha ka siiyo.
10/08/2020
In,aad noqoto hogaamiya waa wax,wanaagsan
Bls noqo hogaamiya laxasuusto sameen ween
Kuleh bushada dhaxdeeda waxaan hogaamiya
Wanaagsan kala saaro waa bulshada
Waxaa jiro hogaamiye u,eke iyo hogaamiya
Hadii aad tahay hogaamiya u,eke waxaa laga garanayaa shaqadaa aad uhayso bulshada
Hogaamiya dacada waxa uu beeraa beeraha sida
Nabada
Daacada
Sinaanta
Hormarka
Iyo kuwa kaloo badan
Marka hogaamiyaha daacada waxaa shaado
Sharaf siiyo waxqtiga iyo waayah kumana sii
Raago dunida bls hogaamiya u,ekaha
Waxa uu beeraa sida
Nabad la,aan
Cadaalad daro
Qabiil
Hormar la,aan
Waaxana bulshada maangaabta usheega in xaqooda laduudsaday ladhacay
Waan maanta mida naahaasato hadaa nahay soomali
Qaranka qabiil malaha soomaliyeey
Allha nafahansiiyo qaran nimada waxee tahay
Aamiin
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu
