10/01/2023
Daru-Tacliim primary & secondary school
Welcome to DARU-TALIM P.S.S
Harso Hooska Aqoonta
10/01/2023
06/01/2023
Waxaan U mahadcelinayaa Walaalaha sida gaarka ah u caawiya Dugsiga Daru-Tacliim gaar ahaan Hay'adda Samafalka Elcider Turkey ,
15/12/2022
Past days ::: Teachers day
15/12/2022
Han Iyo Hiigsi
20/02/2022
Mid term Exam results
17/12/2021
Ogeysiis waxaa la ogeysiinaa Dhamman Ardayda Dugsiga Daaru Tacliim In Maalinta berito ah uu si toos ah u bilaaban doono imtixaanki dhexe ee sanad dugsiyeeda 2021-2022
Qaybaha galab iyo subax ee dugsiga waxa uu imtixaanku dhacayaa Gelinka subax
Halkanna waxaa ku xusan Jadwalka imtixaanka
idin rajeyneynaa Guul inshalh
Happy teacher,s day
21/11/2021
Bismillah
Maanta oo ay Taariikhdu Tahay 21 la Nofember ahna Maalinka macallinka soomaaliyeed ,Dugsiga Hoose ,Dhexe iyo sare Ee -Tacliim waxa uu Farxada maalinkan La wadaagayaa Bahda waxbarshada dalka ,gaar ahaan Macalliminta Soomaaliyeed gaar ahaan Kuwooda Dugsiga -Tacliim
Maamulaha Xafiiska dugsiga Daaru-Tacliim waxa uu Maalinkan weyn Awgiis Fasax gelinaya Qaybta Dugsiga iyo Xanaanada ee Dugsiga -Tacliim .
21 Nofember Maalinka Macallinka Soomaaliyeed
06/11/2021
Waxaan maanta Ardayda Agoonta ah ee dugsiga Dhigta gudoonsiinay khamiisyadii ay ku dhigan lahaayeen Qaybta dugsiga Quraanka ah
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
WARLALISSTREET
