Degdeg: Jabhadda Xoreynta SSC iyo ciidamada Somaliland ayuu hadda dagaal culusi ku dhex marayaa jiida koonfureed ee magaalada Laascaanood.
danow media
wax walbo
Gargarku Alle waxukuberay inta sankoda neef kabaxdo hakategin quf dhiwateysan laga awod badan yahay
29/12/2022
Alle haw naxariisto Marxuum Abdishakur oo magaalada Laascaanood ay ku toogteen Ciidamada Somaliland, xili ay dad shacab ah rasaas ku furayeen.
32kii saacadood ee u dambeeyey waa Qofkii shannaad ee Somaliland ku disho Laascaanood, hal qof oo Madaxa loo soo duubtay iyo Afar dharaar cad ciidanku toogasho ku dileen iyo Abdishakur oo isna caawa lagu dilay magaaladaas.
29/12/2022
Maalkaagu "hay bixin" buu ku yiraahdaa, "haddii aad i bixisana haygu daba dhiman"
Taliska qeybta guud ee Booliiska Gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay gacanta ku hayaan askari dil ugu gaystay maanta darawal mooto Bajaaj isgoyska Sanca ee Muqdisho.
Taliyaha qeybta guud Mahdi Cumar Muumin ayaa sheegay in mar walba ay diyaar u yihiin ka shaqaynta amniga caasimadda cid walba oo dhib u gaysta shacabkana sharciga la hor gayn doono.
Caqli kaa maqan maskax walaal ayaa laga helaa
Morocco 🇲🇦 Maxaa u rajeynesaa caawa inkastoo Cristiano Ronaldo uu ku soo bilawday keydka .
Sadaali kulanka Portugal 🇵🇹 VS Morocco 🇲🇦
Danow media
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
252
