Dawlada federalka somalia oo so faro galisay xasuuqa ka socda gobolka awdal
AWDAL CUSUB
somalia
Xasuus! Mogdisho 1991 dagaalki sokeeye
Daawo maxa dhacay shalay
29/01/2024
Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Ahmed Abdi Kaarie ayaa hambalyo u diray xulka Galmudug iyo taagerayasha madaxweynaha aya uga mahad celiyay sida quruxda badan uguna akhlaaqda badan ey u ciyaaren ciyaartoyada Galmudug runtii waa Guul uso hooyatay guud ahan Galmudug markale wan hambalyeynaya ciyaartoyda iyo taageraha
Guul Galmudug ⚽️🏆 Guul Galmudug ⚽️🏆
01/04/2022
Madaxwaynaha Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa dhiilo murugo iyo dareen walaltinimo u diray shacabka gobolada waqooyi gaar ahaan hargaysa masiibada dabku dhaliyay
Awgeed waxaan shacabka hargaysa leehay wan idin garab taaganahay allaha idinka dulqaado masiibada kana badbaadiyo naf iyo maalba
Allaha idin qaboojiyo 😢
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu
