04/07/2016
Xanaanada Caruurta Alif Academy
Waxaan xanaanaynaa, barbaarinaa, tarbiyaynaa, waxbarnaa ubadka Soomaaliyeed.
Ku biiri ubadkaaga Xanaanada Caruurta Alif oo ku taala Degmada Hodon, Xaafada Taleex, Dhanka galbeed ee isbitalka Duffle ama naga soo wac 0617220077.
© Alif Academy
21/03/2016
Asalamu calaykum.
Subax wanagsan.
waa ubaxyadii Alif Academy oo hool maalmeetkoda kujiro.
20/03/2016
Alif Academy works towards an academic learning Goals to offer a child-oriented approach where trained teachers and staff guide children to develop their creativity, individuality, self-reliance and confidence in secure environment.
20/03/2016
Alif Academy is Aschool with the Aim of Coaching and instructing Small kids between 3-6 years.
20/03/2016
Aslamu Aleikum
Subax wanagsan dhamntiin.