HNN News TV

Call Directions Website Contact the organization

HNN News TV HNN is an independent media outlet that delivers reliable news and in-depth analysis to the public. SPA Somali TV

13/10/2026

Abdicasis Cagawayne oo Somaliland u bixiyay magac cusub.

13/10/2026

Shacabka Somaliland oo dalbaday in magaca laga badalo Somaliland loona bixiyo Trumpland.

12/10/2026

WAR DEGDEG AH: Hay’adaha Federaalka Maraykanka oo Baaritaan ka Sameeyay Guriga Xildhibaan Ilhan Omar

12/10/2026

Sadik Doobile "Reer Garoowe dhantadooda waa fahmi waayay"

12/10/2026

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay munaasabadda Maalinta Calanka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qayb galay munaasabadda xuska Maalinta Calanka Soomaaliyeed, oo astaan u ah gobannimada, madaxbannaanida iyo midnimada ummadda Soomaaliyeed.

11/10/2026

Senator Dubbe: “Magaalada ugu weyn dhulka ay Soomaalidu degto waa Hargeysa.”

11/10/2026

Sheekh Shariif: “War, magaaladani mustaqbal ayay leedahay, wayna dhismaysaa ee ha ku ciyaarina. Cid idiinka nacfi badan ma jirtee, maxaad u gubaysaan gogosha aad ku fadhidaan?”

11/10/2026

Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya, Jamaal ayaa gaadhay Woqooyibari, xilli ay taagan xiisadda madaxda maamul kaasi.

10/10/2026

“Anaga Puntland matalna, waxaana ogolayna k**a hirgalayaan”

— Xildhibaan Marwo.

10/10/2026

Xildhibaan Faiza Jayte: “Baroortu orgiga ka weyn balaayada yaa bilaabay?

Address

Qardho

Telephone

+252905097463

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HNN News TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to HNN News TV:

Shortcuts

Share