Abdullahi Ali Nur Baa

Abdullahi Ali Nur Baa

Share

Boggan waa bog loogu adeego bulshada soomaaliyeed murti iyo maskax dhis

01/06/2023

In dalka iyo dadkaba loo adeego waa mas,uuliyad weyn.

31/05/2023

Ku Soo dhawaada boggan waa boggeyga rasmiga ah

31/05/2023

Ardayda Dugsiga Hoose/Dhexe &Sare Ee Daarul-Caaalim fasalka 8aad imtixaanka waxa ay ku gali doonaan schoolk karaan guul idiin rajaynaa dhamaan ardayda galayso imtixaanka allah u fududeyo gaar ahaan ardayda hoose/dhexe &sare guul i.n

31/05/2023

Beri waa khamiis !

20/05/2023

Dulmi iyo garawshiyo
Loox baa musbaar ku yidhi waad idulmiday. Musbaarkiina wuxu ku jawaabay: haddaad arki lahayd dubbaha layla dhaco, waad ii garaabi lahayd.

Photos from Daarul-Caalim Primary and Secondary Schools's post 20/05/2023
16/05/2023

Waxbarashada ayaa ah mudnaanta 1-aad ee horumarka caalimka aynu ku nool nahay

Photos from Dugsiga Hoose/Dhexe &Sare Ee Daarul-Caaalim's post 16/05/2023
28/11/2022

Hala dulqaato wey iska dhammaanee insha allaah!

Dowladdana halala shaqeeyo.

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu