23/03/2026
Bulshada ku nool Mogadishu ayaa wajahaya koror ku yimid qiimaha maciishada, taasoo saameyn ku yeelatay nolosha dadka danyarta ah.
Sidoo kale, waxaa soo kordhaya barakacayaal ka soo cararay colaadaha iyo abaarta , kuwaas oo gaaray duleedka magaalada.
👉 Adiga maxay kula tahay xaaladda hadda jirta?
21/03/2026
Asc dhamaan,
Ku soo dhowaada HANQAAD MEDIA 🎤
Halkaan waxaad ka heli doontaan warar, wacyigelin iyo arrimaha bulshada.
Waxaan rabnaa inaan noqono codkiina.
Fadlan nagu soo biir, follow dheh, share garee.
Mahadsanidiin.
21/03/2026
🚨 Kusoo dhowaada HANAQAAD MEDIA 🎤
Waa madal cusub oo loogu talagalay:
✔️ Warar dhab ah
✔️ Wacyigelin bulsho
✔️ Horumar iyo aragti cusub
Ujeedkeenu waa inaan noqono CODKA BULSHADA 🗣️
Fadlan:
👍 Like saar
🔁 Share garee
➕ Follow dheh
Si aan u gaarno dad badan.
Mahadsanidiin 🙏
24/06/2024
Ha isku mashquulin hana ka fekirin gefkii shalayto, waayo berri waa fursad kale oo aad ku sixi kartid intii shalay qabyada kaa ahayd.
Keep going
01/06/2024
Ambad;
Aabbe Maxamed Nur Adan wuxuu baafinayaa wiilkiisa Abdullahi Mohamed nuur o 3jir ah oo ka soo lumay Xafada madiina, gaar ahaan agagaarka masjidul quwa.
Haddaba, ciddii aragta wiilkaas yar, waxa laga codsanaya inu la xiriiro lambarradaan hoos ku xusan.
615542100. /// 615548670 /// 615990264