Sabuurada Madow

Sabuurada Madow

Share

kusoo dhawoow SABUURADA MADOW.

Hadal hayskeenu waa "WAXAAS GARAN MAAYO CEEB MAAHA" anigoo ula jeed in marwalba qofka bani aadamka ah u baahan yahay cilmi kororsi.

12/02/2022

MARKAAD ARAGTO DHIBTA DALKEENA KU HABSATAY 30 KII SANO EE LASOO DHAAFAY.
MAXAA KUSOO DHACA MAANKAAGA?

DADKAAGA SOOMAALIYEED SE MAXAAD TALO KU BIIRIN LAHAYD?







12/02/2022

DALKA YAA SAMATA BIXIN KARA OO AAD MADAX WAYNE U DOORAN LAHAYD AFARTA SANO EE SOO SOCOTA 2022 - 2026?

MAGACIISA HOOS KUSOO QOR.




12/02/2022

DOORASHADA WADANKA KA SOCOTA MAXAAD KU TILMAAMI LAHAYD?

1) DOORASHO
2) XULASHO

07/02/2022

MA AAMIN SANTAHAY WAX WALBA INAY SABAB U DHACAAN ?





12/01/2022

SHEEG ?
YAA KA SHAQAYNAYA DANTA DALKA IYO DADKA SOOMAALIYEED.

MA MADAXWAYNE FARMAAJO MASE RAISUL WASAARE ROOBLE

MASE LABADABA WAA QALDAN YIHIIN?






12/01/2022

Hadii Raisul wasaraha iyo Golaha wadatashiga Qaran oo ka kooban maamul gobaleed yada iyo Gobalka banaadir sido kalana ay qayb ka qaateen mucaaradka isku raaceen kadibna madaxwaynaha uu ku raacay.waa maxay sababta loo qabanayo mudaharaad?ma fowdo mase wax hagaajin.

31/12/2021

waxa aan Allah ka baryeynaa in sanadka cusub ee 2022 ee caawa inoo dhashay uu nooga dhigo sanad kheyrkiisa iyo nicmooyinkiisa wata.




#2022

30/12/2021

SHEEG MAJIRAA ?

SOOMALI KU DUULAYA SOOMALI KALE
SOOMAALI CADAW U ARKA SOOMAALI KALE.
SOOMAALI DANTIISA KA HORMARIYA DANTA GUUD EE DALKA.

27/12/2021

MALA ORAN KARAASOOMAALIDA WAA DAD XASARAD IYO DAGAAL JECEL ?



27/12/2021

SHEEG
YAA SAXAN MADAXWAYNE FARMAAJO IYO RAISUL WASAARE ROOBLE?

22/12/2021

SHEEG
SIYAASIYIINTA MAXAY BEEN U SHEEGAAN AYAGOO DANTOODA GAARKA AH EEGANAYA ?

22/12/2021

DAGAAL MAXAA LAGA FAAIIDA

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Km4
Mogadishu
00252