WaImart Online

WaImart Online

Share

Ku Soo Dhawoow Shirkada SOO HEL Oo kuu fududaynaysa inaad Hesho Guri kiro ah,Dhul Iib Ah Iyo Heshiis

Photos from WaImart Online's post 18/04/2022

Waxaanu kuu haynaa ubayadii iyo nooc kasta uu qurxunta dhirta ah
Waxa kale oon ku haynaa dhirtii ay ka baxayeen midhaha ahnu cuno sida
Liinmacaanta.canbaha .saytuunka.geed wayntaa oo dhanbaan ku haynaa 1metter ah ku soo dhawaada

04/04/2022

Ugu kaalay guryo kiro ah iyo dhulka oo aad ka helayso qiime ku raali galinaya ku soo dhowow gacmo furan

18/06/2020

ku soo dhowow shirkada soo hel real state gabiley DALBO HA DAALIN waxaan kugu soo dhawaynaynaa gacmo furan waxaan dadwaynaha reer gabiley farayaa in guryaha kirada ah halkan kla soo xidhiidhaan ku doonaya in gurigooda loo kiraayaane sooo diwaan galiyaan gurigay rabaan in loo kireeyo halkaas oo guriga qofku ku nabad galyo loona qorayo sharci uu gurigu ku ilaashamo waxay ku taal ka soo horjeedka baanka dhexe ee gabiley ama TAANGIGA DHEER EE SUUQA DHEXE GURIGAA KIRO DAGDAG AH U HEL KIRAYSTE HEL GURI AAR RAALI KU NOQOTO IYO HALKAAD RABTO ADOON DAALIN

Photos from WaImart Online's post 12/03/2020

Guri Kiro Ah Gabiley.
Waxaanu idiin Haynaa Guri ku yaala Xaafada New Gabiley.

4 qol oo dhamaystiran.
Qiimaha kirada:$120.

Nagala soo xidhiidh.
0634229827 || 0636612222

Photos from WaImart Online's post 02/03/2020

Xafiiska kiraynta guryahay iibinta dhulka waxa uu kuyaalaa kasoo horjeedka saldhiga dhexe "Dalboo ha daalin "

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

Taangiga Dheer
Mogadishu
252