Easy go travel

Easy go travel

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Easy go travel, Wadada Maka Almukarama, isgoyska shaqaalaha, Mogadishu.

18/02/2026

Ramadan Kareem Dhammaan Umada Soomaliyeen meelkasta oo adduunka aadka joogtan

Bishaan Barakeysan khayrkeeda allaha na waafajiyo Dhamaanteen.

13/02/2026

Ku soo dhawoow adeegga Visa Medical India — adeeg kuu fududeynaya safarkaaga caafimaad laga bilaabo bilow ilaa dhammaad.

Waxaan kaa caawinaynaa:
• Helidda warqadda casuumadda ee isbitaalka Hindiya
• Qabsashada ballanta dhakhtarka
• Diyaarinta dhammaan dokumentiyada visa-da
• Codsiga visa-da iyo dabagalkeeda
• Qorsheynta safarkaaga
• Iyo taageero joogto ah ilaa aad ka gaarto daaweynta aad u baahantahay

Ujeedkeennu waa hal mid:
👉 In bukaan kasta uu helo daaweyn tayo leh isagoo aan walbahaar qabin.

Adeeggeenna waxaa si toos ah looga heli karaa saddexdeena xarumood:
📍 Mogadishu – 0610855772
📍 Addis Ababa – +251 91 128 7523
📍 Nairobi – Kenya- +254 111 359333

04/02/2026

🎓 Waxaankuu kuu soo saareynaa Admission Dalka Turkiga! 🇹🇷

Ma ku riyootaa inaad wax ka barato dalka Turkiga? Easy Go Travel & Cargo waxay kuu fududeynayaan safarkaaga waxbarasho laga bilaabo diyaarinta dukumentiyada ilaa hagidda codsigaaga.

✅ Hab fudud oo degdeg ah
✅ Qiima macquula ooku raali Galiya

Shuruudaha:
📌 Passport
📌 Certificate
📌 Sawir (Photo)

Ha lumin fursaddan qiimaha leh ee mustaqbalkaaga beddeli karta!

📞 Nala soo xiriir maanta: 0615454733 / 0617775141
📲 Follow garee: Easygotravel&cargo

Easy Go – Hal Talaabo oo kuu jirta Riyadaada Waxbarasho!

14/01/2026

Saaxiibayaal kusoo dhawaada Easy go travel and Cargo, waxaan bixinaa adeegyada hoos idinkaga muuqda dhamaantood.
Si hufan,degdegsiimo leh oo aan daahid lahayn.
Easy go anywhere.
🚖 Airport pickup & drop-off
🏨 Hotel bookings made easy
📦 Cargo & travel services
🛂 Visa assistance for hassle-free travel

📞Mogadisho
0617775141
📞Nairobi
+254111359333

📍 Wadada Maka almukarama, isgoyska shaqaalaha- Muqdisho

12/01/2026

Safarkaaga magaalada Laascaanood waxaan kaaga dhigi doonaa mid fudud oo raaxo leh.

🚖 Airport pickup & drop-off
🏨 Hotel bookings made easy
📦 Cargo & travel services
🛂 Visa assistance for hassle-free travel

📞Mogadisho
0617775141
📞Nairobi
+254111359333

📍 Wadada Maka almukara, isgoyska shaqaalaha- Muqdisho

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Culinary Team

Attire

Website

Address

Wadada Maka Almukarama, Isgoyska Shaqaalaha
Mogadishu