Zaim Ali Abdirahman

Zaim Ali Abdirahman

Share

Nabadgalyo!

03/10/2023

Jacaylku maalmahan waxba k**a duwana
lacagta internetka lagu shubto oo kale, Adigoon filayn ayuuba iska go'ayaa
Saaxiibyaalow Markuu soo gaaro ii soo sheega.

03/10/2023

G/sare Geylac 👇

03/09/2023

Madaxweynaha reer abtigiis waxey dhehen Habaryar guulleyso wan ku garab taaganahay gesigaan dhalnow

28/08/2023

Taliyaha guutada 26 ee Ali binu abii daalib ayaa ka waramaya xaalada guud ee Ceel-Buur iyo Nawaa xigeeda & sidow uga go’an yahay Dagaalka khawaariijta Al shabaab.

Inta ka daawo 👇

27/08/2023

Insha allah Galhareeri cadawga khawaariijta wey ka xorrowi dontaa.

26/08/2023

Xildhibaan Mohamed Abukar Jacfar ,Taliyaha guutada 4aad korneyl Saneey Cabdule , Abaaduliyaha guutada 3ad Korneyl Ismail Ismacil Kulow Tuure iyo ciidamada xaq udirirka deegaanka oo loo yaqaano Macaawisleyda ayaa maanta cagta mariyey ceel xasan cali, Sabansableey, BudBud oo kooxaha khawaarijta ah cashar lama ilaawan ah loogu dhigay haddane waxaanu ku sii jeednaa gal hareeri iyo deeganada kale ee khawaarijtu ay ku dhuumaaleysaneyso ciidamada qaranku waxa ay diyaar uyihiin in godadka kala soo baxaan khawaarijta.

Xoogga dalka guuleysta.

23/08/2023

Xildhibaan Faiza Mohamed Jeyte “Hadii Al shabaab ay Janno Gali lahayen ma carari lahen ee Guryihiina kuso laabta”

12/08/2023

Ra’iisul wasaaraha qac ayaa ka yertay kulaa wuu dhintay wuu baxsaday 🤣

06/08/2023

Abwaan xaaxaale gabay guubaabo ah👇

01/08/2023

Muumin baalow benta Joogi oda Aamin waa Jogaa!!

19/07/2023

Wasiir Hassan Sheikhali oo ka hadlay musuq-maasuqa

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Mogadishu