ASSALAAMU ALAYKUM
DAH store
DAH store waa dukaan lagu iibiyo qalabka caruurta oo dhamaystiran. Tell: 0618200228 Mogadishu-SOM. mahadsanidiin
sida:- koofida caruurta loogu qubeeyo ee indhaha iyo dhegaha biyaha looga ilaaliyo,fadhi bare ,socod bare iyo dhamaan agabka ilmaha. dah store waa dukaan aad ka heli karto adeeg yada caruurta,sida qalabka caruurtu ku ciyaaraan,agabka difaaca caruurta dhalaanka ah sida gacmo gashi iyo sigisaanta gurguuradka ,iyo koofiyadaha ilmaha loogu qubeeyo ee dhegaha biyaha looga ilaaliyo,iyo agabyo farabadan
19/08/2024
04/02/2023
Kusoo dhowoow DAHstore - 0618200228
13/12/2022
DAHstore - +252 61 8200228
24/11/2022
Macmiil DAHstore waxa ay idiin keentay Masaasadaha mushaarida, Koofida jugta ka ilaalisa madaxa caruurta iyo Barkinta madaxa ilmaha loogu talo galay. +252 61 8200228
Mahadsanidiin
24/10/2022
Macaamiil ku soo dhowaada suunka caloosha lagu yareeyo.
+252 61 8200228
30/09/2022
Koofida jugta ka ilaalisa madaxa ilmaha - 0618200228
Masarada labiska gabdhaha
Fadhibaraha ilmaha
28/09/2022
DAHstore waa bar- baariyaha ubadka - 0618200228
21/08/2022
DAHstore waa wehelka caruurta - 0618200228
- Koofida jugta ka ilaalisa madaxa ilmaha
- masaasadaha mushaarida lagu siiyo ilmaha
- masarada gab dhaha
21/08/2022
Kusoo dhowaada DAH store - 0618200228
10/08/2022
Koofida jugta ka ilaalisa madaxa ilmaha - 0618200228
DAHstore - 0618200228
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Isgoyska Al-baraka, Hodan
Mogadishu
252
