Yusuf Mohamed

Call Website Contact the organization

Yusuf Mohamed Official page of the Former Minister of Labour and Social Affairs, Federal Government of Somalia.

Anni iyo qaar kamid ah xildhibaanada Digil iyo musharaxooda Golaha Shacabka BJFS Md. Abdulkadir Mohamed Nur (Jaamac) Iyo...
06/07/2026

Anni iyo qaar kamid ah xildhibaanada Digil iyo musharaxooda Golaha Shacabka BJFS Md. Abdulkadir Mohamed Nur (Jaamac) Iyo xafladda Caleemo saarka hoggaamiyaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe.
Inshallah guusha waa dhawdahay!

Hambalyo Madaxweynaha 3ad ee dowladda KGSSh adan Maxamed Nur Madoobe.Waxaan Alle weydiisaneynaa in uu ufududeeyo xilka.
10/06/2026

Hambalyo Madaxweynaha 3ad ee dowladda KGS
Sh adan Maxamed Nur Madoobe.
Waxaan Alle weydiisaneynaa in uu ufududeeyo xilka.

Shimbirta 15 iyo Sheikh Aden, aan u istaagno. Sheikh waa la mahadiyey! Waana nin naftiisa u soo hurey deegaankeena kgs.
09/05/2026

Shimbirta 15 iyo Sheikh Aden, aan u istaagno. Sheikh waa la mahadiyey! Waana nin naftiisa u soo hurey deegaankeena kgs.

BALANTEENU WAA SHEIKH ADAN MADOOBE✅SHEIKH WUU MuDAN YAHAYE DADOOW ( KGS) EE AAN KU DADAALNO.
03/05/2026

BALANTEENU WAA SHEIKH ADAN MADOOBE✅
SHEIKH WUU MuDAN YAHAYE DADOOW ( KGS) EE AAN KU DADAALNO.

Soomaaliya waxay taagan tahay marxalad taariikhi ah.U-gudbidda nidaamka doorasho ee “qof iyo cod” ma aha oo kaliya isbed...
27/04/2026

Soomaaliya waxay taagan tahay marxalad taariikhi ah.

U-gudbidda nidaamka doorasho ee “qof iyo cod” ma aha oo kaliya isbeddel doorasho—waa imtixaan lagu cabbirayo in kalsoonida shacabka dib loo dhisi karo iyo in kale.

Laakiin su’aasha dhabta ah waa tan:

Doorashadani ma ka tarjumaysaa rabitaanka shacabka, mise waa nidaam la maamulayo natiijadiisa?

Walaacyada jira lama dafiri karo ~waa xaqiiqooyin muuqda oo haddii aan si degdeg ah wax looga qaban, dhaawici kara hannaanka iyo kalsoonida shacabka.

Hadda, geeddi-socodka waxaa loo raray ilaa 5-ta May. Laakiin dib-u-dhigiddu kaligeed ma aha xal—waa fursad keliya oo ku xiran haddi wax la saxaayo!

Sidaas darteed, ka hor 5-ta May, waxaa lama huraan ah:

· Guddi doorasho oo si dhab ah u madax-bannaan
· Habraacyo daah-furan oo si buuxda loo hubin karo
· Kormeer madax-bannaan oo gudaha iyo caalami ah
· Xisaabtan sharci ah oo cad oo ka dhan ah cid kasta oo faragelisa nidaamka

Haddii qodobadan aan si muuqata loo xaqiijin ka hor 5-ta May, dib-u-dhigistu waxay isu beddeli doontaa fursad luntay—kalsooniduna si toos ah ayey u dhaawacmi doontaa.

“Qof iyo cod” ma aha hal-ku-dheg siyaasadeed—waa nidaam ay tahay inuu noqdo mid shacabka si dhab ah u aaminsan yahay.

Kalsoonidu lama sheego—waa la dhisaa, waana la xaqiijiyaa.

Su’aasha ugu dambeysa waa tan:

Ma dhiseynaa nidaam shacabka leeyahay, mise mid la maamulo natiijadiisa?

# Doorasho qof iyo Cod ah!
# Yaa Rabii wadankaan noo hagaaji!

27/March/ 2026:  Baaq NabadeedWaxaan baaq nabadeed u diraynaa dhamaan siyaasiyiinta Koonfur-Galbeed.Waxaan idin xusuusin...
27/03/2026

27/March/ 2026: Baaq Nabadeed

Waxaan baaq nabadeed u diraynaa dhamaan siyaasiyiinta Koonfur-Galbeed.

Waxaan idin xusuusinaynaa in shacabka aad rabtaan inaad maamuushaan aysan mudneyn barakac iyo dhibaato hor leh. Mas’uuliyadda hoggaamineed waxay ka bilaabataa ilaalinta nolosha, karaamada, iyo badbaadada dadka Koonfur-Galbeed.

Maanta waxaa la idinka rabaa inaad muujisaan biseyl siyaasadeed iyo hoggaan suuban oo ka fog colaad iyo kala fogeyn bulsho. Wada-hadal, tanaasul, iyo xal nabadeed ayaa ah jidka kaliya ee lagu gaari karo xasillooni iyo horumar waarta ee Koonfur-Galbeed.

Ogaada: taariikhdu way qori doontaa go’aannada aad maanta qaadataan.

Wabilaaahi Towfiiq

20/03/2026Ciid Mubarakكل عام وأنتم بخير Waxaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed u rajeynayaa farxad, nabad iyo barwaaqo.
19/03/2026

20/03/2026

Ciid Mubarak
كل عام وأنتم بخير
Waxaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed u rajeynayaa farxad, nabad iyo barwaaqo.

Waxaan caddeynayaa inaanan qayb ka ahayn liiska la faafiyay, Anigu wax shaqo ah kuma lihi warqadan, mana la igala tashan...
19/03/2026

Waxaan caddeynayaa inaanan qayb ka ahayn liiska la faafiyay, Anigu wax shaqo ah kuma lihi warqadan, mana la igala tashan waxa ku qoran!

08/03/2026Maanta, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay qaaday tallaabo taariikhi ah oo lagu xoojinayo dowladnimada ...
08/03/2026

08/03/2026

Maanta, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay qaaday tallaabo taariikhi ah oo lagu xoojinayo dowladnimada iyo nidaamka dastuuriga ah ee dalka. Madaxweynaha ayaa saxiixay dastuurka cusub, taas oo astaan u ah biseyl siyaasadeed iyo dadaal joogto ah oo lagu dhisayo dowlad ku dhisan sharciga, caddaaladda, iyo dimuqraadiyadda.

Dastuurku wuxuu yahay heshiiska ugu sarreeya ee mideeya shacabka iyo hay'adaha qaranka, wuxuuna tilmaamayaa sida ay Soomaaliya mustaqbalka ku gaari karto horumar la taaban karo.

Waxaa waajib nagu ah dhammaanteen — hay'adaha dowladda, hoggaamiyeyaasha siyaasadeed, iyo shacabka — in aan si wadajir ah uga shaqayno hirgelinta iyo ilaalinta qiyamka uu dastuurkani xambaarsan yahay.

04/03/2026Maanta waa maalin weyn
04/03/2026

04/03/2026
Maanta waa maalin weyn

Address

KM0
Mogadishu
BN

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yusuf Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Yusuf Mohamed:

Shortcuts

Share