20/01/2024
Xaflada qalin-jabin Dufcadii 1AAD Ardayda ka baratay xirfada gacanta cilaan-saarka iyo make upka Xarunta barashada farsamada Gacanta Kaafiye Gubadley.
Mahadsanidiin Agaasinka Horumarinta waxbarashada iyo Dhalinyarada Mudulood
18/01/2024
Mudane /marwo waxaa inoo sharaf ah inaad nagala soo qeyb gasho xaflada qalin-jabin Ardayda ka baratay xirfada gacanta cilaan-saarka iyo make upka.
Oona iska kaashadeyn Xarunta barashada farsamada Gacanta Kaafiye Gubadley [ Kaafiye vocational skill Training] , Agaasinka Horumarinta waxbarashada dhalinyarada mudulood iyo SACDIYA SIMAN BEAUTY SALON
16/01/2024

23/07/2023
𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐤𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐲 𝐨𝐨𝐧𝐚 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐬𝐡𝐨 𝐢𝐧𝐨𝐨𝐠𝐮 𝐲𝐢𝐦𝐢𝐝 𝐃𝐞𝐠 𝐆𝐮𝐛𝐚𝐝𝐥𝐞𝐞𝐲 𝐆𝐮𝐛𝐚𝐝𝐥𝐞𝐲𝐖𝐚𝐥𝐚𝐚𝐥 𝐀𝐛𝐝𝐢-𝐃𝐚𝐡𝐢𝐫 𝐨𝐨 𝐚𝐡 𝐪𝐚𝐛𝐢𝐢𝐫 𝐤𝐮 𝐭𝐚𝐪𝐚𝐬𝐮𝐬𝐚𝐲 𝐛𝐞𝐞𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮𝐧𝐚 𝐛𝐚𝐥𝐚𝐧𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐲 𝐢𝐧𝐮𝐮 𝐤𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐞𝐲𝐧 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐨 𝐝𝐢𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭 𝐃𝐞𝐠𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚.
~ Ahmed Baana
~ Agaasinka Horumarinta waxbarashada dhalinyarada mudulood
21/07/2023
𝗺𝗿 𝗔𝗯𝗱𝗶-𝗥𝗮𝗵𝗺𝗮𝗻 𝗕𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝗠𝗶𝗱 𝗸𝗮 𝗺𝗶𝗱 𝗮𝗵 𝗚𝗼𝗹𝗮𝗵𝗮 𝘀𝗶𝘆𝗮𝗮𝘀𝗮𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗛𝗼𝗿𝗺𝗮𝗿𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗕𝗲𝗲𝗹𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗠𝘂𝗱𝘂𝗹𝗼𝗼𝗱 𝗼𝗼 𝘀𝗼𝗼 𝗱𝗶𝘆𝗮𝗮𝗿𝗶𝘆𝗮𝘆 𝗫𝗼𝗴 𝗸𝘂 𝘀𝗮𝗮𝗯𝘀𝗮𝗻 𝗗𝗵𝗶𝗯𝗮𝗮𝘁𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗕𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗸𝗮 𝗵𝗲𝘆𝘀𝗮𝘁𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗻𝗸𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗯𝗮𝗿𝗶𝘀𝘁𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗹𝗶𝗻𝘆𝗮𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱.