Dal-Jire

Dal-Jire

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dal-Jire, Mogadishu.

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐑𝐚 πƒπšπ₯-𝐣𝐒𝐫𝐞: Waxay u taagantahay kor u qaadida wacyiga bulshada ee horumarka, nabadda, midnimada ummadda, Diinta, iyo ilaalinta Afka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed πŸ‡ΈπŸ‡΄

05/04/2026

DFS qalbiga waxay ka tahay kacaankii Waxayse dheertahay Awoodo darro iyo Dhaqan xumo siyaasadeed

03/04/2026

ka qaad u dhiib waxba u soo kordhin mayso dadka reer

02/04/2026

Baydhabo qabsaday dadkii Dowladiina ka dumiye dowladna uma dhisin (Shaydaanku rugtaadana wa ka raraa rugna kuguna furo)

31/03/2026

Janay baan ku wajanahay safar qiimayn ah xaalada isbedelka

31/03/2026

Senator Abdi Farah Juxa coming Soon

31/03/2026

4.5 danbe ma aqbalayno Hilba qaybta dib haloogu noqdo 3.5 na wax lagu qaybsado Dal-Jire

16/03/2026

15 May waa laba kacleeyey

16/03/2026

Shacabkan waxa loo xirxiray siyaasad ee danbi ma galin

07/02/2026

way kala saartaa, Bulshaduna way xusuusataa hoggaamiyaha u adeega iyo kan ka adeegta

01/02/2026

madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud ee Jigjiga iyo waxay uga dhigantahay xaqiiqada juqraafiyeed ee Itoobiya ka hirgelisay dhulka Soomaaliyeed

31/01/2026

Deni ma yahay musharrax matalaya aragti dowlad goboleed gaar ah, mise hoggaamiye leh aragti qaran oo mideyn karta dowlad goboleedyada, dowladda dhexe, iyo xiriirka caalamiga ah ee Soomaaliya?

29/01/2026

erayadu is burinayaan, kalsooniduna way burburta

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Mogadishu