Yaab yaab yool kooda gowrac miyaa
Armiye_Danab WiiL Qaran
One Religion one national one somali somalia ceeb u diid
Somalia somali ba leh
17/11/2023
U noolow maalin walbo sida in ay tahay maalinta ugu dambaysa ee noloshaada
16/11/2023
Cabirka Shumaca waa kala duwanaan karaa laakiin waxay bixiyaan iftiin isku mid ah, ma aha Halka aad joogto iyo derajada aad leedahay laakiin waa Tayadaada & dadnimadadaada waxa kaa dhiga inaad iftiin u noqoto Umada
22/10/2023
Yoor yoor, Soomalaay yoor!
Horor aynan arag baa
waddankeenii yimid.
22/10/2023
Argagixiso Aarka laaya
12/10/2023
12 October 1954
Dhaman umad somaliyed waxan uga hambalyaynaynaa xuska malinta calanka somaliyed oo maanta 69 jirsaday
Waxaan umada somaliyed ugu baqaynaa inay ilaashada midnimada iyo wada jirkeena
Dhiigeyga waan hibeynaya dhulkeygow
dhiigeyga ciida lah Dhaxalkeyga umada leh Dhalashadena somali askar_dhaarsan banahay
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Website
Address
Mogadishu KM4
Mogadishu
