Jaale janogalle
Noloshu kuma qasbana in ay in ay ina siiso waxa aynu filayno
Welcome 🙏 SOM MEDIA GROUP
11/10/2022
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed (General Xijaar) ayaa maanta Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir iyo fadhiyada hoos yimaadda u magacaabay G/le Sare Mahdi Cumar Muumin.
Mahdi waa shaqsi shaqo adag kasoo qabtay Galmudug, laguna yaqaan waxqabad iyo xirfad sare oo ku aaddan sugidda amniga, wuxuuna beddelayaa Taliyihii h**e ee Qeybta Guud Marxuum Janaraal Farxaan Maxamuud oo dhiiggiisa u huray in bulshada caasimadda Muqdisho ku noolaadaan nabad.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Address
252
