Qaran Somali Tv

Qaran Somali Tv

Share

Bogga Rasmiga ah ee Qaran Somali Tv
Kala Soco Wararkii ugu Danbeeyay Caalamka Warbixino Wareysiyo & Dhacdooyin.

30/03/2026

DEG‐DEG: Cabdicasiis Laftagreen ayaa ku dhawaaqay in uu si rasmi ah isaga casilay xilka Madaxwaynaha DG Koonfur Galbeed kadib dagaal maanta looga qabsaday Baydhabo.

30/03/2026

Danjire Ilyaas Cali Xasan: “Waxaa guuleystey Dowladnimada, waxaa guuleystey xaqa, xukunkii dulmiga badnaana sShacabka reer Koonfur Galbeed sideed sano lasoo dhaafey, dhibaatada waa laga dulqaadey”

30/03/2026

War Deg Deg : Waa Taliyaha booliska gobolka Bay Taliye Doodisho iyo ciidanka dowladda oo la wareegay xaafada Suuqa Xoolaha ee magalada Baydhano,Daawo sida shacabka usoo dhoweeyeen.

30/03/2026

DEG DEG: Dagaal hada Ka Bilowday Magaalada baydhabo & Rasaas Culus oo la isku adeegsanaayo.

30/03/2026

DEG DEG: Xiisada Baydhaba Maanta, Ciidamo Dhaqdhaaqyo Wada, Lafta Gareen oo weerar ku qaaday DFS.

30/03/2026

Wararkii ugu Danbeyay Magaalada baydhabo & Ciidamad Dowladda oo Awdoodi la' in ay Gudaha u Galaan Magaalada

29/03/2026

DEG DEG: Koofur Galbeed oo Shaacisay In Miino Lala eegtay Ciidamo ka Tirsan Dowladda.

13/12/2025

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta qaatay kaarkiisii doorashada.

25/08/2025

DEG DEG: Farta Xaaji oo Wado Cidla ah looga tagay & Taliye oo Keenya Jaceyl Cusub

24/08/2025

DEG DEG: Fardowso Qalbi Alle ha u Naxriisto Wiilkeeda & Gabahdeeda Waa Ka Saqiiray

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadishu