King Fahad garoon diyaaradeedka ugu weyn dunida oo dhan baxad ahaan.
Hogol Media
Hogol Media
DEGDEGSIIMO IYO HUFNAAN
Dunida maanta, gaadiidka korontada ku shaqeeya (EV cars) waxay noqdeen astaanta isbeddelka cusub ee tignoolajiyada.
Shirkadaha waaweyn sida Toyota,Tesla, BYD iyo Volkswagen ayaa hormuud ka noqday hal-abuurka, halka dowlado badan ay dhiirrigelinayaan dadka inay u wareegaan gaadiid Electric ga ah.
Hogol Media
βShidaalka iyo gaaska dabiiciga ah Soomaaliya ee weli aan la taaban wuxuu xanbaarsan yahay rajo cusub oo koboc dhaqaale iyo mustaqbal ifaya. πΈπ΄β¨
Hogol Media
26/09/2025
Xog Cusub: Shirkadda Microsoft ayaa hakisay isticmaalka adeegga Azure cloud oo ay adeegsan jirtay Laanta Unit 8200 oo ka tirsan Qaybta sirdoonka militariga ISR, kadib baaritaan ay sameeyeen +972 Magazine, Local Call, iyo The Guardian ayaa daaha ka qaaday in cutubkani uu ku keydiyay malaayiin wicitaan oo Falastiiniyiin ah, kuwaas oo loo adeegsaday kormeer, xarig iyo weerarro cirka ah.
Unit 8200 ayaa xogta si degdeg ah ugu wareejiyay Amazon Web Services (AWS), iyadoo Microsoft ay weli la shaqeynayso Waaxyo kale oo ka tirsan militariga ISR. Tani waxay ka dhigtay Microsoft shirkaddii ugu horreysay ee tignoolajiyada Mareykanka ah ee xaddida adeegyada militariga ISR, xilli caro caalami ah ka dhalatay dhimashada shacab badan oo lagu xasuuqay Qasa.
π Wararkii Ugu Cusbaa Ee Teknoolojiyadda Maanta
1οΈβ£ Google DeepMind β AI-giisa Gemini 2.5 ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartanka barnaamij-bixinta caalamiga.
2οΈβ£ Meta Smart Glasses β Muraayado cusub oo caqli leh oo gacanta lagu xakameeyo AR/AI.
3οΈβ£ Samsung β One UI 8 update ayaa hadda soo baxay, Galaxy S25 & qalabkii h**e ayaa helaya.
4οΈβ£ UAE & Nvidia β Waxaa la furay xaruntii ugu horreysay ee AI & robotics ee Bariga Dhexe.
5οΈβ£ Shiinaha β Waxa uu mamnuucay chip-yada Nvidia, si loo xoojiyo warshadaha gudaha.
6οΈβ£ Nvidia + OpenAI β Heshiis $100B ah si loo dardar geliyo AI jiilka cusub.
π€ Teknoolajiyaddu waa mid si xawli ah isu beddeleysa!
Su,aal, Adiga maxaa kaa yaabiyay?
17/09/2025
β¨ Mustaqbalka tiknoolajiyada waa halkan!
Qalabka casriga ah, AI iyo dunida digital-ka waxay nolosha ka dhigayaan mid fudud oo xiiso leh.
π‘ Shaqooyin si toos ah u socda
π‘ Fursado ganacsi oo aan xuduud lahayn
Tiknoolajiyadu waa safar, adiguna waxaad ka mid tahay rakaabka π
Wecyigelin "HALISTA TAHRIIBKA"
Hogol Media
wecyigelin
βMuuqaalka aan abuurno, waa xusuus waarta.β
13/09/2025
π
Subax walba waa bilow cusub!
Ha u oggolaan wixii shalay dhacay inay kaa hor istaagaan inaad maanta guulaysato.
Kalsooni yeelo, dadaal, Alle ku kalsoonow β natiijada waa guul. πͺπΈ
π Xasuuso: tallaabo yar oo aad maanta qaaddo waxay kuu dhoweyn kartaa riyo weyn berrito. π
Shaqo raadinta & talooyinka dhalinyarada
Hogol Media
"Waxbarashadu Waa Furaha Mustaqbalka"
"Wacyigaagu Waa Awoodaada"
Hogol Media
:Our Portfolio
production
Click here to claim your Sponsored Listing.
