02/02/2026
Cidii aragto waxaa laga codsanaa in ey ku wargiliyaan saldhiga boliska ugu dhaw ama wac 991
991 waxaad wici kartaa markii aad la kulanto xaalad degdeg ah waxaa kaa qaban doona Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.
02/02/2026
Cidii aragto waxaa laga codsanaa in ey ku wargiliyaan saldhiga boliska ugu dhaw ama wac 991
21/01/2026
Baafin
Magaca Nadiifo Ali Boot Dada 35 Kasooluntan Degmada Kaaraan Xaafada Ali Geedi waxayna sooluntay 18-Jan-2026 Subaxdii 8:00 Am Markii uwardambeyse Dhar waxey xirneyd Xijaab Cadeys ah iyo Dirac Shabeel ah Madaxa ayaana looga jiraa cidii aragto waxaa laga codsanaa in ey kuwargiliyaan saldhiga boliska ugu dhaw ama wac 991
30/12/2025
Sabirin hassan mohmed
Magaca hoyada shukri shariif
Da,da gabdha 2sano io bar
Dagmada yaqshid
Xafda jira garoob
24/12/2025
24/11/2025
Baafin
waxaa la baafinayaa
Mohamed Abdirisak Mohamed oo kao ambaday
Dagmada hodan gaar ahaan Xaafadda African village
galinkii dambe malintii khamiista 20/11/2025
Wuxuu watay funaadad Iyo buumo sports ah iyo kabo caag madow ah
Cidii aragto waxaa si naxariis leh looga codsanayaa inay kuso hagaajiyaan
Saldhiga ugu dhaw boliska ama wac nabarka gaaban ee 991
18/09/2025
C/Shakur maxamed rashiid
Dhigto college ka AL XARAMEYN QEEBTA KPP
Saakay 7:30 mrka laso faxay ilaa iyo hadda ma imanin Xaafada.
Maamulka iyo Ardeyda la weeydiyay waxaay ku jawabeen inaysan meelna ku ogeen.
Waa Wiil Yar oo Agoon ah dadiisa waa 10 jir cidii aragto haku warviliso saldhiga ugu dhaw ee booliis ama wac 991
18/09/2025
- Samiir Cumar Axmed gacal 10 jir ah ina Luul Maxamed Cali
- Kasoo lumay Xaafadda Siinaay
- cid marki ugu wardambesay shalay gabal dhici (Maqribki)
Fadlan nala baadi gooba wiilkaas yarka ah cid ala cidii argto haku war giliso saldhiga boliska ugu dhaw sma wac 991
01/06/2025
Waxaa labaafinayaa C/jaliil Xasan sheekh cali waxa uu ka lumay dagmada hodan gaar ahaan siigale cid alaale cidii argto haku wargiliso saldhiga ugu dhaw ama wac nabarka gaaban ee boliska 991