Abwaan Muqtaar baidoa afare

Abwaan Muqtaar baidoa afare

Share

its good day

30/11/2025

Ninkan muxu ciyaal jaam ahaa

17/11/2025

Adigo xooga dalka ah

Marka reer degankaga
Mudo ka maqaneed waliba
Adigo dhaqankaga iyo dadkaga
U xiiso qabto markaad timado
Meeshii degankaga ahaa
Waliba adigo zaid qalbiga ugu haayo
Dhaqankii aad degankaga u taagan
Xasus kugu tahay balse meel aan cidna ka aqoon dhaqankagi oolin lagu geeyo
Dareenkaga ma qiyaasi kartaa

Mudo ka dib adigo fasax soo helay
Dadkaga iyo degankaga iyo dhaqankaga u timado farxadadi waa iska sidan

16/11/2025

Odeyga waa ciyaal Jaam buu ahaa waa xariif magaalo inta taagan

Yeela ama diida
Uuba taagan yahay
Beesa ku ciyaara
Yacanii lacag ordeysa baa timadey ka wada waana farmaajo

11/11/2025

Madaxweynihii h**e ee dalka Masar Xusni Mubaarak ayaa 2006 wuxuu xabsiga dhigay Maxamed Mursi. Mursi wuxuu kaalin ka qaatay kacdoonkii 2011 xukunka looga tuuray Xusni. Markii uu Mursi Madaxweyne ka noqday Masar wuxuu xiray Xusni, wuxuuna Wasiirka Difaaca u magacaabay Cabdifitaax Al-Siisii. Siisii wuxuu afgambiyay kadibna xiray dhigay Mursi, wuxuuna xabsiga ka sii daayay Xusni Mubaarak, Mursina wuxuu ku geeriyooday xabsigii uu dhigay Siisiigii uu ka dhigtay Wasiirkiisa Difaaca.

Cabdikariim Guuleed iyo Fahad waxay 2012 kaalin ka qaateen doorashadii Madaxweyne Xasan Sheekh. Xasan wuxuu Raysulwasaare u magacaabay Saacid, Saacidna wuxuu Cabdikariim ka dhigay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka. Cabdikariim iyo Fahad waxay kaalin hoggaamineed ka qaateen mooshinkii xilka looga tuuray Saacid. Sidoo kalena Cabdikariim wuxuu 2015 kaalin ka qaatay mooshinkii lagu riday xukuumaddii uu Wasiirka Hiddaha iyo Tacliinta Sare ka ahaa Ducaale Aadan.

Fahad iyo Taabid waxay kaalin ka qaateen doorashadii Madaxweyne Maxamed Farmaajo. Farmaajo wuxuu Fahad ka dhigay Agaasimaha Madaxtooyada, Taabidna wuxuu u magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir. Fahad wuxuu kaalin ka qaatay xil-ka-qaadistii Taabid. Markii uu Taabid diiday xil-ka-qaadistii lagu sameeyay waxaa hoygiisa ciidan kordhigay Isloow Ducaale oo ahaa Wasiirka Amniga, Fahad ayaana 2020 door ku lahaa mooshinkii lagu riday xukuumaddii uu Wasiirka ka ahaa Isloow Ducaale.

Saacid, Cabdikariim, Fahad, Taabid, Isloow, iyo Ducaale oo isugu jira rag soo jabay iyo raggii soo jillaafeeyay ee ka saaray suuqa siyaasadda waxaa hadda kulmiyay Midowga Haybad Qaran, waxayna ku heshiiyeen in ay Soomaaliya Madaxweyne uga dhigaan Saacid oo Cabdikariim iyo Fahad ay ka shaqeeyeen mooshiinkii xilka looga tuuray 2013.

Haweeney jirkeeda ka ganacsata oo Ruushka u dhalatay ayaa wariye wuxuu waydiiyay hankeeda siyaasadeed. Waxayna ku jawaabtay "Siyaasaddu waa hagardaamo, khiyaano, munaafaqad, musuq, iyo iska-daba-wareeg. Marka ma rabo in aan siyaasadda galo oo aan mustaqbalkeyga iyo sumcaddeyda ku ciyaaro.”

11/11/2025

Kan Ganbis la soo xasusanaayo waye

28/08/2025

Qof walibo sidad doonto aduunyo ugu raaxeyso ama ugu shaqeeyso balse shaqada meesha baa shaqada dhabta ah iyo jwbta saxada ah la iska rabo allow qaatumada noo toosi

15/07/2025

Salaada sidaan loo tukado

Sax miyaa mise sax ma ahan

Photos from Abwaan Muqtaar baidoa afare's post 24/06/2025

Wax xigmad ah ama Astana masuulnimo ah
Uma lihid waayo aragnimo meesha waa lagugu haaya oo keli ah Nabi baa nabi lagu bedeley marka adna ha dheerati ha dhowato meeshan waad ka tagi doonta dhaxal adiga leedahay ma ahan

Suasha qiimaha badan
Walibà maamuskeda wadito sida lagu waydiyey ugu ma aadan jwbn suasha lagu waydiyey waa wax maalinta caaqiro xagiisa xisaabtiisa ka sugeyso waye balse inaad hadl jwb ku haboonen dhan kale u rugaal celiso looma baahano wax bulsho alle masuul kaga dhigey baa lagu weydiiyey adigo duqii magalada ah ayaa xanaaq dad ka horkeenayo dunida mamulka ugu sareeyo hadii kulba bulsha meel fagaaro ah iskugu timado sual iyo jwb noqto marna hogaan looma baahano inu xanaqo suasha mohamuud ilbir ku weydiyey waa sual alle xagiisa sax ka tahay waana mid lagu suali doono maalinta caaqiro mudan dhan jwbtoda laga rabo

22/03/2025
18/03/2025

Masha allha
Shicir Nabi amaan ah
Rasuulkena scw

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadishu