25/03/2026
Sharif Mohamud Abduulle ( Sharif Haji Cirro ) ayaa si rasmi ah isaga casilay ka mid ahaanshaha xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP).
Iscasilaadan waxaa uu usababeeyay Xisbiga JSP, ahna Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Xasan Sheekh maxmuud
1. Dhaliyarada xisbiga ka dhigay mid ilmahiisa ka muhiimsan
2. Wax ka brdelka dastuurka dalka
3. Hanaanka doorashada
4. Burburinta dowlad gonoleedyada
5. Xannibaadda xildhibaannada
6. Doorasho qof iyo cod beennaad ah
31/12/2025
Hambalyo curashada sanadka cusub 2026. Ilaahay ha nooga dhigo mid Soomaaliya u horseeda nabad, midnimo, barwaaqo iyo baraare. Sanadka cusub waxaan rajeynayaa in dowladdeennu ay xoogaysato oo ummaddeennu ay midowdo si ay cadaw kasta looga difaacdo dadka, dalka iyo diinta Islaamka.
Xisbiga Badbado
16/10/2024
Badbado Party πΈπ΄ Xisbi Qaran β
οΈ
16/01/2024
Dowladda Soomaaliya markasta oo ay OFFICE-Kasoo dhex baxaan oo ay adeeg bixiyaan CEEBAHOODA ayaa soo baxayaa. Soomaalidu ma ahan dad odorosa qataraha ku gaadaaman shaqooyinka ama adeegga ay bixinayaan iyo sida looga hor tagi karo. Waxa aan aniga CABSI weyn ka qabaa marka ay gaarto in dowladda Soomaaliya ay bixiso adeeg digital - ah , Kaararka ID-yada, Doorashada ONe -Man -one -vote-ka iyo Bio-metric systems-ka. Hadda ISDHAGXEYN lee la marayaa , ee hadhow waxaa imaan doonto dhacdooyin waa weyn oo waddanka qalqal galin kara sida - Doorashada la saameeyo, codad fake ah system-ka la galiyo, in adeegga dowladda oo dhan shutdown laga dhigo. Aad ayey muhiim u tahay in " risk assessment/evaluation" la sameeyo ka hor inta aysan dowladdu adeeg dadweyne aysan bixin.
Ciyaaraha MAAMUL GOboleedyada wixii ka dhacay TUSAALE ma u noqon doonaan Dowladda ?