Wareysi Hordhac ah
Jaras
One man One Vote
Doorasho qof iyo coda ayaa na deeqda
No more Doorasho Dadban
13/04/2025
Anagoo mataleyna Xarunta Dhalinyarada Gobolka Banaadir , waxaan aad ugu faraxsanahay ka qeybgalka siminaarka muhiimka ah ee ay maanta bixiyeen team-ka Hay’adda , kaas oo diiradda lagu saarayay fahamka xagjirnimada iyo la dagaallanka marin habaabinta maskaxeed ee ay faafinayaan kooxaha Khawaarijta ah.
Waxaan u mahadcelineynaa Alle (SWT), waxaana sidoo kale si gaar ah ugu mahadcelineynaa guddoomiyahayaga qaaliga ah Mudane Omar Faruk , oo nagu garab istaagay fududeynta ka qeybgalka tababarkan muhiimka ah.
Waxaan ku bogaadineynaa Hay’adda dadaalka ay ugu jirto wacyigelinta bulshada, gaar ahaan dhalinyarada, si looga hortago khataraha xagjirnimada iyo kooxaha nabadda diiddan ee dalka burburinta ku haya. Waxaan diyaar u nahay inaan door muhiim ah ka qaadano dagaalka lagula jiro fikirka xagjirka ah, anagoo kaashaneyna hay’adaha ka shaqeeya arrimaha nabadda iyo horumarka bulshada.
============—𝐃𝐇𝐀𝐌𝐌𝐀𝐀𝐃—==============
Historical time 🙌
30/03/2025
Taliye dash walaalkeey iga ween waxaa ciidii h**e 2024 si wada jira ugu ciidne isbitaal digfeer oo uu ku jire aabo maanta waxa uu ku ciidayaa walaal keey furimaha h**e ee dagaalka lagula jiro khawaarijta guushu waa dhan kiina dhamaan ciidanka soomaaliyeed sii gaara ciidanka gaarka ee Haramcad hiilka shacabka Guuleesta
Doorasho qof iyo coda ayaa na deeqda, Dooro oo kala dooro oo yaa dan kuu ah bulshooy codkiina ayaa wax badalikara dhalinyarooy awoodeena waxa ay ku jirtaa doorasho qof iyo coda aan fahano.
Dhalinyarooy u diyaar garooba doorasho qof iyo coda
13/03/2025
Ma hungoobo nin hadaf lihi
07/03/2025
Hadal kooban oo aan ku bogaa dinaaye isku duubnida dhalinyarada iyo doorashada dalka ee ( One man oneb vote 🗳 ).
Deris wanaag kaaraan baa leh 🤝
Uma ogalaanaayo In dagaalka khawaarijta la siyaasadeeyo ciidanka soomaaliyeed uu siyaasi kursi doon ah uu moraal jabiyo
Geeshka yagoo guuleesta dhamaan ciidamada kala duwan ee soomaaliyeed idin ogsooni
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Jidka Sodonka
Mogadishu
141
