Africa oo dhan baa gaajo ka jirtaa kamana baxayso intay dad kale wax ka sugayso
Axmed cirro
public service
07/11/2025
Su'aalahaan ayaan la isweydiin karaa;
Isbitaalku ma saaray hooyada Ambalaas maadaama xaaladdeedu degdeg tahay?
Ma lagu daray kalkaaliyaal caafimaad si aysan jidka ugu dayacmin?
Ma la umulin karay kaddibna cunugga iyo hooyada ma loo gudbin karay Isbitaal?
Si kastaba, hadalka wasiirka ma aha mid kiiskaan xal u noqon kara. Weli, ma cadda sababta keentay in hooyo fool ah loo dayaco. Dowladdu waa ceebeysan tahay, waxaana waajib ku ah in kiiskaan ay dhinac isaga riddo. Xalka kiisaan waa in xilka laga qaado mas'uuliyiinta Isbitaalka islamarkaana MAG la siiyo hooyada nafteeda halista la geliyey.
Raisul wasaare shaqadii gudoomiyaha gobolka buu qabanayaa
SOMALIA WAXA HALKAAS DHIGAY WAA TANAASUL LA,AANTA MANTA KA DHEX TAAGAN DADKA REER AMEERICA
Omar Fateh guulayso boowe
03/11/2025
Wis wis
03/11/2025
Hilba wada dhashiyo hayb qurayno nahay!
Wiilkaas soomaaliyeed hankiisa halagu garab galo wixii booga h**e ahna halaga gobanimo dhaqmo reer minneapolisow .
Arintaani waa ku ceep qaranka soomaaliyeed cameradaan wuxuu ka gadi karaa mushaarka uu gunada u qaato
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu
