Somalia youth league S.y.l

Somalia youth league S.y.l

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somalia youth league S.y.l, Public & Government Service, Degmada wadajir, Mogadishu.

13/01/2023

Filim qoslbadan arshukaan sigu dhib badnaa

Photos from Ministry of Health- Somalia's post 22/12/2022
12/12/2022

Dadka caalmaka waxeey jecelyihiin in ay waxa kabartaan wadan ka somalia lkn somalidu waxey jeceshahy wadamada calmaka in ay somali ka dhigtaan kkkk!!

12/12/2022
04/12/2022

Dadka Guusha dhaliyaa dadka kale k**a orod badnee way ka fikrado badanyihiin.

Taas ayaa ka dhigan:

Maskax daashay ayaa curisa shaqo lagu nasto.

04/12/2022

Wuxuu kaqeybgalay markii 4aad Madasha aragti wadaag ee uu qabto Machadka Heritage oo 6 sano jirsadey, kaasoo marti gelisey Dowlada Jabuuti.

Kulankaan sanadlaha ah ma ahan keliya in looga doodo xaaladaha markaas taagan Laakiin waxaa isku arko labeenta dadka Soomaaliyeed ee Geeska Africa.

04/12/2022

Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magaca looga badalay Wasaaradda kalluumaysiga iyo Khayraadka badda “Magaca rasmiga ah ee Wasaaradda waxaa laga dhigay "Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah (Ministry of Fisheries and Blue economy.

Photos from Somalia youth league S.y.l's post 04/12/2022

Saldhiga Boliiska Garoonka Aadan Cadde oo qabtay Daroogooyin.

Maanta 04/Dec/2022, Saldhiga Boliiska Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde, ayaa lagu soo bandhigay dhowr nuuc oo daawooyin Koontrobaan ah kuwaas oo loo isticmaalo in lagu sarqaamo.

Daawooyinkas oo dhowr jeer siyaabo kala duwan loogu qabtay Garoonka ayaa kala ah ;- 6 cartoon Tramadole Capsule 100 mg iyo 50 mg oo ay soo saaraan shirkadaha Zain Pharma iyo Zamadol oo ay soo saartay Zimadol, 2 cartoon oo Codeine Sharoobo Benyalin, Pregabalin Capsule 2 Cartoon, Cirbadaha Pethidine & oxytin 100 mg, oo ay soo saartay Martindole Pharma iyo hal cartoon Cirbada Robadole tramadole oo ay soo saartay Radiance Pharmaceticals Limited.

Afhayeenka booliska Sadik Doodishe ayaa sheegay in muqaadaraadkan uu yahay qodobka ugu weyn ee sababa dembiyada nuucyadooda kala duwan.

“Waxey Ciidanka Boliisku heegan buuxa ugu jira inay kula dagalaamaan muqaadaraadka dhan kasta oo uu ka soo galo dalka. Sida Garoonka, Dekada iyo Xaduudaha dalka. Waxaan u digaynaa cid walba oo ku howlan inay dalka keenaan daawooyinkaas lagu sarqaamo ee aan aheyn sifada sharciga ah.”

04/12/2022

Dhalinyaradeena waxa bartey iyo kuwa aan waxa baran waa in ay dareemaan in aan wada dhalaney maalin in aan daris wada eheen waxaa lagayaabaa in aan halmeel ku wada ciyaari jirney hooyo iyo aabe in ay is aqoon jireen balse hada da,dood kala geysey am nolosha kala geysey
Sidoo kale waa in aan ogaanaa wadan kaan lagu soo duuley in ay xuduntooda ku duugatahay am walidkooda ku duugayihiin badbaadadu waxey ku jirtaa gacta alle iyo gactaad gacateena gaaldu muqdisho iayaga malahan ee anaga ayaa is kaleh sidaas ha,ogaadaan maamulka dowlada dhaliyardu waxey waxa ubartaan in wadankooda waxa uqbtaan in ay aqoontooda ku badbadiyaan in xoogoda ay ku dhisaan dhulkaan angaa iskalehe odaygu waqtigiisa wuu soo qaatey nolasheen aan ku raaxeysano is ku dey siyaasada somaliya in aad badesho amniga somalia in aad badesho fom ka magaalda muqdisho in aad qurxiso
Hantideen waa in aan cadowaga ka dhicinaa anga ayaa nagaldhacyaa waa dhaxlkeena xalane waa dhulkeena hadan gaalo ayaa ku tamshleyneyso midaasi umadulqaadan karno qalbiga ayaan ka ooyeynaa afka ayaa ka dhoolacedeyneynaa.

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Degmada Wadajir
Mogadishu
252