11/12/2025
A private sector engagement meeting was held in Baidabo, SWS , bringing together private hospitals and the Nmcp Somalia Goverment
The meeting focused on strengthening collaboration, improving malaria prevention and treatment services, and enhancing the role of private health facilities in supporting national malaria control efforts.
Working together, we can better protect our communities and reduce the burden of malaria across Somalia.
03/12/2025
A private sector engagement meeting was held in Kismayo, Jubaland State , bringing together private hospitals and the Nmcp Somalia Goverment
The meeting focused on strengthening collaboration, improving malaria prevention and treatment services, and enhancing the role of private health facilities in supporting national malaria control efforts.
Working together, we can better protect our communities and reduce the burden of malaria across Somalia.
06/09/2025
The Nmcp Somalia Goverment Ministry of Health- Somalia and Wasaaradda Caafimaadka Dowlada Hirshabelle , with support from the World Health Organization (WHO), are taking urgent action in District to fight malaria and emerging diseases such as dengue and chikungunya.
The spread of and mosquitoes is rapidly increasing, creating serious public health concerns. To reduce mosquito populations and protect families, Indoor Residual Spraying (IRS) will focus on public facilities and IDP camps.
Working together to safeguard health and stop outbreaks before they spread.
16/08/2025
Ministry of Health- Somalia
Qeybta La-dagaallanka Cudurka Duumada Nmcp Somalia Goverment ayaa magaalada ka bilaabatay buufinta gudaha guryaha (IRS) si loola dagaallamo cudurrada sida iyo .
Kororka Aedes aegypti iyo ogaanshaha Anopheles stephensi ayaa keenaya khatar caafimaad oo halis ah, gaar ahaan meelaha dadka ku badan yihiin iyo xeryaha barakacayaasha.
Bulshada waxaa lagu boorinayaa:
✅ Inay la shaqeeyaan kooxaha buufinta
✅ Inay meesha ka saaraan biyaha fadhiya
✅ Inay isticmaalaan shabaqyada sariiraha
Si wadajir ah ayaan uga hortagi karnaa cudurradan halista ah.
28/06/2025
The Ministry of Health, through the Nmcp Somalia Goverment, is hosting the Quarter 2 Malaria Coordination Meeting! Key partners and State Malaria Focal Points are uniting to strengthen collaboration and enhance our response against malaria. Together, we're striving for a Malaria-Free Somalia 💪
08/06/2025
Dhamaan shaqaalaha Xafiiska Duumada ee Ministry of Health- Somalia Wasaaradda Caafimaadka waxay si qoto dheer uga tacsiyeynayaan geerida hooyadii dhashay , oo ku geeriyootay magaalada .
Waxaan leenahay
Alle ha u naxariisto hooyada, janadii fardowsana ha ka waraabiyo, ehelka iyo qaraabada ay ka baxdayna samir iyo iimaan ha ka siiyo.
Dr. Xasan Jimcaale waxaan la wadaagnaa xanuunka iyo murugada, waxaana leenahay:
Samir iyo iimaan Allah ha ku siiyo walaal.
26/04/2025
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa maanta ayaa soo agaasintay munaasabad lagu xusayay Maalinta Caalamiga ah ee Malaariyada oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Munaasabadda ayaa diiradda lagu saaray wacyigelinta bulshada, xoojinta dadaallada lagula dagaalamayo cudurka malaariyada, iyo dhiirrigelinta iskaashiga hay’adaha caafimaadka iyo bulshada.
Intii ay socotay xafladda waxaa ka qaybgalay masuuliyiin ka tirsan dowladda, xirfadlayaal caafimaad, ururrada bulshada, iyo saaxiibada caalamiga ah. Waxaa sidoo kale la soo bandhigay guulaha laga gaaray yareynta saameynta malaariyada iyo qorshayaasha cusub ee la hiigsanayo.
Wasaaradda Caafimaadka waxay mar kale xoojineysaa muhiimadda ay leedahay ka hortagga, ogaanshaha h**e iyo daaweynta malaariyada si loo badbaadiyo nolosha shacabka Soomaaliyeed.
Malaariyada waan ka hortagi karnaa, waanna cirib tiri karnaa
26/04/2025
Early diagnosis and prompt treatment with quality-assured antimalarials save lives. Strengthening case management across all regions is key to ending malaria.
25/04/2025
Long-lasting insecticidal nets (LLINs) remain one of the most effective tools in preventing malaria. Let's ensure every household in Somalia has access and uses them every night.
25/04/2025
As we commemorate World Malaria Day, we reiterate our commitment to and honor the frontline health workers who battle malaria daily. Your dedication saves lives, prevents outbreaks, and brings us closer to eradication.