Elite law firm

Website

Elite law firm โš–๏ธ ๐—ซ๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—บ๐—ฒ๐—ฒ๐—น ๐—ฐ๐—ถ๐—ฑ๐—น๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ต๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐—ฎ ๐˜๐—ฎ๐—ด๐—ถ๐—ป, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—ด๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฏ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—˜๐—น๐—ถ๐˜๐—ฒ ๐—Ÿ๐—ฎ๐˜„ ๐—™๐—ถ๐—ฟ๐—บ ๐˜‚ ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ. ๐Ÿ‘จโ€โš–๏ธ

Ha iibsanin Dhul! โš–๏ธ
22/10/2026

Ha iibsanin Dhul! โš–๏ธ

22/10/2026

โ˜ช๏ธ๐Ÿ•Œ๐Ÿ•‹ SCW

22/10/2026

Taliye shub ayaa iga weyn! ๐Ÿซก

16/10/2026

๐Ÿซ… Jimca Wanaagsan ๐Ÿซก | Elite law firm

10/10/2026

๐Ÿ“๐Ÿ›ฃ๏ธ Waddada : Waxay heshay qeyb kamid ah xaqeeda dastuuriga ah.

Waddada xaafaddaada ma u baahan tahay qareen xaqeeda u soo dhiciya?

Elite law firm

๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—ง๐—˜ ๐—Ÿ๐—”๐—ช ๐—™๐—œ๐—ฅ๐— Madaxa Xafiiska Qareennada Elite law firm, Abukaate Sare ๐€๐๐ฏ ๐€๐ฅ๐ข ๐Œ๐š๐๐ค๐ž๐ฒ (Avv. CaliXidig), ahna Garyaqaanka...
08/10/2026

๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—ง๐—˜ ๐—Ÿ๐—”๐—ช ๐—™๐—œ๐—ฅ๐— 

Madaxa Xafiiska Qareennada Elite law firm, Abukaate Sare ๐€๐๐ฏ ๐€๐ฅ๐ข ๐Œ๐š๐๐ค๐ž๐ฒ (Avv. CaliXidig), ahna Garyaqaanka Guud ee Xarunta Sheybaarka Biyaha Gobolka Banaadir ee Watersom, ayaa maanta Hoggaamiyeyaasha Kooxaha (Team Leaders) ee Shaybaarka u qabtay tababar ku saabsan ilaalinta kalsoonida dadweynaha, hufnaanta shaqada, ilaalinta xogta, iyo ka-hortagga musuqmaasuqa, laaluushka iyo wax kasta oo wax u dhimi kara anshaxa iyo sumcadda Shaybaarka Biyaha Gobolka Banaadir.

30/09/2026

IYO

Maamulka, Qareennada iyo Hawlwadeennada Xafiiska Qareennada ee Elite law firm waxay si weyn uga xun yihiin dulmiga iyo xadgudubyada loo geysto qareennada Soomaaliyeed, gaar ahaan qareenka maanta dhibaatadu ka soo gaartay gudaha maxkamadda.

Xafiisku wuxuu si adag u cambaareynayaa falka xadgudubka ah ee maanta ka dhexdhacay maxkamadda gudaheeda, isagoo adkeynaya in qareennadu mudan yihiin ixtiraam, dhowridda xuquuqdooda iyo in ay si xor ah oo ammaan ah u gutaan waajibaadkooda xirfadeed, iyaga oo aan la kulmin cabsi-gelin, handadaad ama xadgudub.

Sidoo kale, xafiisku waxuu bogaadinayaa, soona dhoweynayaa midnimada, isku duubnida iyo mowqifka mideysan ee ay qareennada Soomaaliyeed kaga dhiidhiyeen falka maanta ka dhacay maxkamadda. Isku duubnidaasi waxay muujinaysaa muhiimadda ay leedahay in la ilaaliyo sharafta, karaamada iyo madax-bannaanida mihnadda qareennimada.

Ugu dambayn, xafiisku wuxuu ugu baaqayaa hay'adaha ay khuseyso in ay dhacdada si dhab ah u baaraan, talaabo sharci ahna ka qaadaan cid kasta oo mas'uul ka ah, si loo xaqiijiyo caddaaladda loogana hortago in falalka noocan ahi soo noqnoqdaan.

  IYO  Dhammaan maamulka, qareennada iyo hawlwadeennada Elite law firm waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Garyaqaan ...
29/09/2026

IYO

Dhammaan maamulka, qareennada iyo hawlwadeennada Elite law firm waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Garyaqaan iyo La-taliye Sare Adv Ali Mohamed Ali (Cali Xidig), oo maanta si rasmi ah isu diiwaangeliyey doorashada Ururka Qareennada Soomaaliyeed.

Waxaan u rajaynaynaa in codkiisa noqdo mid wax ka bedela horumarka ururka qareenada iyo maamulkiisa.

07/09/2026

๐Ÿ•‹โ˜ช๏ธ SCW

30/07/2026

โ˜ช๏ธ๐Ÿ•Œ ALLOW QAATUMADA NOO HAGAAJI ๐Ÿคฒ

Address

Via-Roma
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Elite law firm posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category