09/04/2024
𝗖𝗜𝗜𝗗 𝗪𝗡𝗚𝗦𝗡 𝗖𝗜𝗜𝗗 𝗠𝗨𝗕𝗔𝗔𝗥𝗔𝗞.
-Waxaan ugu hambalyeynayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka munaasabaddan qiimaha badan ee 𝗖𝗶𝗶𝗱𝗱𝘂𝗹 𝗙𝗶𝗱𝗿𝗶 .
-Alle waxaan ka baryayaa in uu naga aqbalo soonkii 30-Maalin Ee Bisha Ramadan, sadaqadii iyo guud ahaan Acmaashii suubanayd ee aan gudannay Maalmahaas.
-Waxaa Allah ka rajeynayaa in uu sannadkan sannadkiisa nagu gaarsiiyo Horumar, Barwaaqo, Amni iyo isku duubni.
