Musharax Xildhiban. Moha’ed Dahir Garabdher

Musharax Xildhiban. Moha’ed Dahir Garabdher

Share

CEO | Political Analyst | Senior Protocol | Ambassador | Ambitious Diplomat | Master of IR and Diplomacy. 🇸🇴🇰🇪🇪🇹🇹🇿”

09/04/2024

𝗖𝗜𝗜𝗗 𝗪𝗡𝗚𝗦𝗡 𝗖𝗜𝗜𝗗 𝗠𝗨𝗕𝗔𝗔𝗥𝗔𝗞.

-Waxaan ugu hambalyeynayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka munaasabaddan qiimaha badan ee 𝗖𝗶𝗶𝗱𝗱𝘂𝗹 𝗙𝗶𝗱𝗿𝗶 .

-Alle waxaan ka baryayaa in uu naga aqbalo soonkii 30-Maalin Ee Bisha Ramadan, sadaqadii iyo guud ahaan Acmaashii suubanayd ee aan gudannay Maalmahaas.

-Waxaa Allah ka rajeynayaa in uu sannadkan sannadkiisa nagu gaarsiiyo Horumar, Barwaaqo, Amni iyo isku duubni.

25/02/2024

Fursadda jiil-ba jiil ayaa u abuuray, waxa aan rajeyneynaa in sidii jiil-ka naga horeeyay ay fursada noogu abuureen aan kuwa naga danbeeyo ugu abuuri doono.

=𝗛𝗮𝗻-𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗛𝗮𝗺𝗶𝗴𝗮 𝗷𝗶𝗶𝗹-𝗸𝗮𝗮𝗻=•

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Maka Al-mukarama
Mogadishu