ururka dhalinyarada deg: buur hakaba

ururka dhalinyarada deg: buur hakaba

Share

ururka dhalinyarada degmada buur hakabo

17/03/2023

Hambaliyo hambaliyo hambaliyo mundane ugaas

05/03/2023

3/03/2023
Hambaliyo hambaliyo hambaliyo hambaliyo.
Waxan xalkan hambaliyo uga direyaa godomiyaha
Ururka midowga dhalinyarada beesha hariin mudane bula cali waxan leeyahay xilkaaga ilaahey hakula garab golo guuleyso saxib l.a

22/02/2023

Bismill
Waxaan xalay ka hadley colaada magalada laascaanood ee gobolka sool oo malmiihii lasoo dhafey lagu hardamaayey ilaa hada guulo lataban karo cidna ma sheegin illaahey waxaan kabaryeynaa in coladas damiyo in sha Allah

21/02/2023

Macalin cabdibaari iyo aqoon kororsi

20/02/2023

Dhalinyara midowdey waa sidaan?

Photos from ururka dhalinyarada deg: buur hakaba 's post 20/02/2023

18/02/2023
Beydhabo

Ugaska guud ee beesha Eeley ayaa galabta tagey berta dalxiska ee magalada beydhabo waxaana kuwehelinaayey bogashadiisa odiyal dhaqan iyo dhalinyaro iyo waxgarad iyo xaween waxa uu na kulan laqaatey dad badan oo kamid ah kuwa u dalxiistaga beerta

19/02/2023

Midnimada beesha eeley oo gul hor seedi donto malmaha dhow?

19/02/2023

Yeee siyaasi cordan ah?

18/02/2023

Geesigu waa kan dad kiisa jecel

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu