Saciid kaarto

Saciid kaarto

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Saciid kaarto, Mogadishu.

13/04/2024

Waligaa ma Booqotay Dooxada Xumur wayne?

13/04/2024

Diinsoor Magaalo Bilic iyo Qurux Eebe Ku maneystay
Halkaan@ ugu wac qof rer diinsoor ah๐Ÿ–

08/04/2024

Waa kuma Qofka Ciidan kaa fog ee aad jeclaan laheyd inaa la ciida maal mahan faraxada leh ee ciida ah ?

05/03/2024

Kismaanyo kaafisoโค

11/02/2024

Xarafka uu ka Bilawdo Hooyo macaan magaceeda nalawadaag.

แŽช๐Ÿ™‚ แดโฃ๏ธ แŸ๐Ÿ˜ก แŽ  ๐Ÿฅบ แŽฌ๐Ÿ˜ค

F๐Ÿ˜‹ แฉ๐Ÿ˜ แŽป๐Ÿ’” แ†๐Ÿ˜Œ J๐Ÿ˜’

K ๐Ÿ’‹ แž๐Ÿ˜‘ แŽท๐Ÿ˜Ž N๐Ÿ˜ O๐Ÿ˜ช

แข๐Ÿ˜• Q๐Ÿ˜• แŽก๐Ÿ’œ แš๐Ÿ˜˜ แŽข๐Ÿฅฑ

U๐Ÿ’™ แ™๐Ÿคง แ”โค X ๐Ÿฅฐ Y๐Ÿ˜ แƒ๐Ÿงก

04/02/2024

Arin Naxdin badan oo Ku dhacdey wiilkan oo xabad daloolisay dhuunta see..

29/01/2024

Ismuuji midkee Tahay Maanta

Gelmudug โค๏ธ
Hirshabelle ๐Ÿ˜ฎ

Kooxdada Maanta ayey Tageere Buuxda kaga bahan tahay . Commentiga ku muuji kooxdada

28/01/2024

Muqdisho waxay berri martigelinaysaa ciyaarta final-ka ee koobka Maamul-Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Emoji ku muuji kooxda aad wadato ee aad jeceshahay in ay koobkan ku guuleysato.

โค๏ธ ๐Ÿ˜ฒ

21/01/2024

Saadaali kulanka maanta oo ku guulayso lacag dhan $20.
๐—ฆ๐—ต๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ:
1. ๐—™๐—ผ๐—น๐—น๐—ผ๐˜„ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—Ÿ๐—ถ๐—ธ๐—ฒ Bagekeena
2. ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ dheh post-ga
3. ๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ Sadaal bixi
4.๐Œ๐ž๐ง๐ญ๐ข๐จ๐ง ugu wac halkan 3qof oo Asxaabtada ah si ay uga Faa'ideystaan.
๐—™.๐—š: Saadaashu waxay ku egtahay marka ciyaartu bilaabato,waxaana guuleysan doona qofka ugu horeya ee si sax ubixiya sadasha.
Waxa maalgalinaaaya
๐Ÿ–๏ธ๐Ÿ†

20/01/2024

Wiilkan Yarkan hooyadis Ba u sheegay Inuu African yahay oohin buu jabsaday๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

11/01/2024

Badda La iibiyay ayay Garan waaye๐Ÿคฃ

11/01/2024

Ninkii ugu horeeyay ee Ethiopia Afcarabi Ku Canbaareeyo ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Mogadishu